Daawo:Goobihii Gamacsiga oo Xiran iyo Canshuur Xad Dhaafa Oo Lagu Soo Rogay Suuqa Xamareayne

muqdisho

Qeybo kamid ah Ganacsigii Suuq xamarweyne ayaa xiran, Ganacsatada ayaa ka cabanaya lacago aan Canshuur aheyn oo lagu soo rogay iyo Ciidamo xoog u adeegsanaya oo ka cabanayaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.