Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: November 2025

Xoosh

Sawiro:Wasiir Xoosh oo la kulmay odayaasha dhaqanka ee beelihii dhawaan ku dagaallamay Wanlaweyn

12th November 2025 admin 0

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Yuusuf Cali (Xoosh), ayaa kulamo gaar ah la qaatay dhaqanka iyo siyaasiyiinta beelaha dhawaan […]

Xamze

Ra’iisalwasare Xamse oo Kulan Qaatay Safiirka Jarmalka

11th November 2025 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Jarmalka u fadhiya Soomaaliya, Sebastian Groth. Kulanka, ayaa looga hadlay xoojinta […]

xasansheekh

Sawiro:Madaxweyne Xasan Sheekh oo si maamuus sare leh loogu soo dhaweeyey Aljeeriya

10th November 2025 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi sare oo ka socda Dowladda Soomaaliya ayaa galabta gaaray Caasimadda dalka Aljeeriya ee Aljeris, halkaas […]

shariif

Sheekh Shariif oo Cambaareeyey Dad Shacaba Ah oo La zdilay Kadibna Lagubay

9th November 2025 admin 0

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo ka hadlaayey dhacdo foolxun oo ka dhacaday Walawayn ayaa yiri “In qof nool la gubo ama Hooy […]

ismaaciil

Daawo:Ismaacil Cumar oo Shacabkii Jabuuti Ku Noqday coronavirus aan Meelna U socon

9th November 2025 admin 0

Madaxwaynaha Jabuuti oo la hadlaayey dadwayne lasoo aruuriyey ayaa sheegay inuu mar kale Madaxwayne u Sharaxan yahay oo meelna u socon ilaa uu ka dhinto

laftagareen

Koonfurgalbeed Ayaa Si Adag u Canbaareysey Falkii Foosha Xumaa ee ka Dhacay Walawayn

8th November 2025 admin 0

Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya waxay si adag u canbaareyneysaa dhacdadii foosha xumeyd ee ka dhacday deegaanka Dadumaay, oo ku yaalla duleedka degmada Wanlaweyn ee gobolka […]

xasansheekh

Daawo:Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarigga ka jaray Warshad soo saarta Biraha Shubka

8th November 2025 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarigga ka jaray Warshadda Banaadir Steel oo ah Warshad cusub oo soo saarta Biraha Shubka ee […]

itoobiyo

Dagaal U dhaxeeya Canfarta iyo Tigreyga ayaa Ka socda Gudaha Itoobiya

6th November 2025 admin 0

Koox ka tirsan ciidamada TPLF ayaa gudaha u galay xuduudka Canfarta, waxayna qaadeen weerar, sida uu sheegay xafiiska isgaarsiinta ee gobolka Canfarta. “Kooxda TPLF oo […]

Xamze

Sawiro:Xamse oo Daahfuray Mashruuc Haweenka Deeq Waxbarasho Lagu Siinayo

6th November 2025 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cali Barre, ayaa daahfuray Mashruuca “Rajo Kaaba”, oo ah barnaamij deeq waxbarasho oo loogu talagalay haweenka Soomaaliyeed […]

fiqi

Soomaaliya oo Shaacisay Diyaarada Hub u Wada RSf Sudan inay Boosaso Ka Baxeen oo Sudan Ka Dageen

5th November 2025 admin 0

Dowlada Soomaaliya ayaa qirtay diyaarado ay lee yihiin imaaradka oo hub iyo dad calooshood u shaqeystayaal inay ka duuleen garoonka diyaradaha Boosaaso iyagoona ka dagay […]

Xamze

Daawo:Ra’iisalwasaare Xamse oo Muqdisho Ka Furay Madasha Hab-maamulka Internet-ka

4th November 2025 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo furay Shirka Madasha Hab-maamulka Internet-ka (Somali Internet Governance Forum), ayaa carrabka ku adkeeyey muhiimadda […]

Diyaano

Sawiro:Taliyaha Boliiska Soomaaliyeed oo Muqdisho kusoo dhaweeyay Wafti Ka Socda dalka Ciraaq

4th November 2025 admin 0

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto, Asad Cismaan Cabdullahi ayaa Muqdisho kusoo dhaweeyay wafdi uu hoggaaminayo Madaxa Sanduuqa Shuhaddada dalka Ciraaq, Sarreeye Guud, Amjad Al […]

muqdisho

Sawiro:Salaad roob doon ah oo lagu tukaday Baydhabo

3rd November 2025 admin 0

Boqolaal ka mid ah Shacabka iyo Culimada magaalada Baydhabo ayaa maanta goob fagaara ah ku tukaday Salaad Roobdoon ah. Salaadda kadib Culimada iyo Bulshada ayaa […]

hirshabeele

Daawo:Golaha Wasiirada Hirshabeelle oo Ansixiyey Miisaaniyada 2026

2nd November 2025 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa shir-guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirrada Dowladda Hirshabeelle. Ugu horeyn waxaa shirka Golaha lagu dhaariyey Wasiirka Shaqadda […]

Sheekhshariif

Sheekh Shariif ayaa Safar Ku tagay Magaalada Oslo ee Dalka Norway

2nd November 2025 admin 0

Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sharif Sheikh Ahmed ahna hoggaamiyaha Xisbiga Himilo Qaran ayaa soo gaaray Magaaladda Oslo ee dalka Norway halkaas oo […]

Posts pagination

« 1 2 3 4 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2026 | WordPress Theme by MH Themes