Daawo:Madaxwayne Xasan oo Sheegay Shabab inay qaateen Kaarkii Doorashada

xasansheekh

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kusoo biiray Hoolka Teendhada Afisyooni ee magaalada Muqdisho, halkaas oo uu ka socdo maalintii labaad Shirweynaha Labaad ee Hay’adda Aqoonsiga Qaranka.

Madaxwayne Xasan ayaa yiri “Shabaab waxay soo direen dad badan oo ay dhaheen soo sameysta kaarka Nira xitaa kuwo iyaga ka mid ah oo is qarinaya ayaa sameesanaya waana muwaadin baadiyoobay kaarkaas meel walba wuu gaaray”.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.