Waxqabadkii MD Xassan shiikh Maxamuud oo inta aan xasuusto ah sida hoos ku qoran oo ah hantidii ma guurtada ahayd oo ilaa hadda xaraash ku socdo:-
1-Beerii nashasada (public parks) ee caasada ku yaalay oo dhammaan uu gaday.
2-xarintii Carwooyinka.
3-suuqii Xamarweyme
4-suuqii Siinaay.
5-qaybo ka mid ah suuqa weyn ee Bakaaraha.
6-Hoteelkii Taleex
7-Garoonkii kooxda Horaeed ee XDS
8- Jaamacadii Gahayr
9-xarumihii hooyada iyo dhalaanka(MCh) oo demo kasta ku tiil
10-Xaruntii dabdemiska
11-Hoteel Juba
12-Xarumihii waaxaha degmooyinka oo degmo kasta lahayd 4 xarood
13-dugsiyo badan oo ardo wax ku baraneysay
14-xaruntii Taleefiisjinka qaranka
15-Hoteel shabeelle
16-qabuuro la fagay
17-Xaruntii ururka dhalinyarada (SYL)
18-Xaruntii nasashada D/Hoose
19- Xaruntii ciidanka Guulwasayaasha
20-Xaruntii gaadiidka ka bixi jireen gobolada Koofureed(via Liberta)
21-xaruntii Gaadiidka ka bixi jireen Gobolada dhexe iyo waqooyika
22-Isbitaalkii Cudarada Faafa iyo Qaaxada Laasereeti.
Marka laga soo kaco hooga iyo halaaga Xassan Shiikh ku sameeyey hantidii ma guurtada ahayd ee ummadda waxaa kaloo dhacay :-
1- shaqaalahii dawlada ee shaqaynaayey maalintii uu xilka la wareegay boqolkii 80 buu shaqada ka eryey kuwa cusubna waa ku badeley.
2-ciidamadii tabarka heerka sare lahaa sida uu caddeeyey taliyaha XDS waxaa meesha ka baxay 15.000 oo isugu jira dhibasho iyo dhaawac.
3-waxaa meesha laga saaray habkii isla xisaabtanka ee elegtarooniga (electaronic) ahaa.
4-waxaa la baabi,iyey gudigii la dagaalanka musuqmaasuqa.
5-waxaa isna meesha laga aaaray gudigii taya dhawrka..
Ugu dambayn waxaa Xassan shiikh ku faanay in naftiisa,caruutiisa iyo qaraabadiisa uu ugu faaideeyey awoodiisa dawladnimo iyo masuuliyadiisa.
Leave a Reply