Dowlada Soomaaliya ayaa qirtay diyaarado ay lee yihiin imaaradka oo hub iyo dad calooshood u shaqeystayaal inay ka duuleen garoonka diyaradaha Boosaaso iyagoona ka dagay garoomada ay maamul Maleeshiyaadka RSF ee Sudan
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, oo warbixinta ka horjeediyay Golaha Aqalka Sare ayaa sheegay diyaaraha ka baxo Magaalada Bosaso ee Somaaliya iyo garoomada RSF Sudan maamulaan kala joogsi malahan mana qarineyno dadkaas duulaan ayaa kusocda calooshood u shaqeystayaal ayaa la daabulayaa xasuuq ayaa loo geesanayaa shacabka Sudan.
Leave a Reply