Madaxwayne Xasan Sheekh oo Shaaciyey in Laga Gudbaayo Nidaamka 4.5

xasansheekh

Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb galay shirka Carta ayaa sheegay in laga guurayo nidaamka 4.5 siyaasadda qofka iyo qabiilka ku salaysan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.