Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay Bananbax Maalinta Khamiista ah ka dhacaya Muqdisho iyo hub ka dhigista dowlada ku dhawaaqday.
Madaxwayne Shariif ayaa yiri “Hub ka dhis ma aqbaleyno waxaana u aragnaa wado nagula baneesanayo lana rabo in ay na dilaan ragii daraad na xabadeeyay iyo Alshabaab.
Leave a Reply