Madaxwayne Xasan Miyuusan Ogany in Kabada 2 Milyan oo Somali ah inay Ku hadlaan Sawaxili

XASANSHEEKH

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta furay Shirka Iskaashiga Ganacsiga Dalalka Bariga Afrika oo markii 2aad ay martigelinayso Caasimadda Muqdisho, kaas oo lagaga arrinaanayo isdhexgalka dhaqaale, siyaasadeed iyo bulsho ee gobolka.

Madaxwayne Xasan ayaa faray jaamacadaha inay ardayda baraan afka Sawaxiluga madaama ay East africa cummunity ku hadlaan

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.