Xasan Sheekh oo Kismaayo Kala Soo Laabtay Fashil

xasanshekkh

Madaxweynaha Somaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wefdigii uu hogaaminaayay ayaa goordhaw kasoo dhoofay Magaalada Kismaayo iyadoo aan wax heshiis ah laga gaarin wadahadaladii uu Magaalada Kismaayo kula yeeshay Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmad Madoobe.

Madaxwayne Xasan Sheekh ayaa Axmed Madoobe isoo bandhigay in jubbaland dib looga qabto doorasho qof iyo cod taas oo uu Axmed Madoobe diiday.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.