Daawo:Axmed Madoobe oo Kulan La Qaatay Odayaashiisii Been Abuurka ahaa

Axmedmadoobe

Madaxweynaha Dowladda Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta kulan la qaatay Odayaasha been abuurka oo isugu Samaystay.

Kulankan ayaa diiradda lagu saaray xaaladda guud ee siyaasadda dalka, iyadoo la iska xog-wareystay arrimaha taagan iyo Waxay ka oran doonaan khilaafka u dhaxeeya dowlada iyo Jubbaland. .

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.