Madaxweynaha dowlad goboleedka Waqooyi Bari oo loo doortay Mudane Firdhiye

firdhiye

Madaxweynaha cusub ee Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa loo doortay Mudane Cabdulqadir Axmed Aw Cali Firdhiye kadib markii uu ku guuleystay codad gaaraya 62.

Musharax Madaxweyne Abdirisaaq Khaliif ayaa helay 18 cod, halka laba codna ay xumaadeen. Sida uu ku dhawaaqay Guddoomiyaha Baarlamaanka Waqooyi Bari Soomaaliya Mudane Dr. Aadan Cabdullaahi Aw-xasan.

Madaxweyne Firdhiye ayaa noqon doona madaxweynaha dowlas goboleedka Waqoohi Bari ee 2025 ilaa 2030.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.