Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: May 2025

Saacid

Daawo:Musharax Saacid Shirdoon oo Ka Hadlay Safarka ay ku Yimaadeen Muqdisho

26th May 2025 admin 0

Magaalada Muqdisho Waxaa dib Uga Soo laabtay Raiisulwasaare yaashii hore ee dalka Musharax Madaxweyne Cabdi Faraax Shirdon (Saacid) iyo Mohamed Xuseen Rooble iyo Gudoomiyihii hore […]

rooble

Maxamed Xuseen Rooble “Xasan Sheekh Laga Yeelimaayo inuu Doorashada Boobo

26th May 2025 admin 0

Ra’iisalwasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka hadlay Doorashada Xasan Sheekh ee qof iyo Cod Maxamed Xuseen Rooble oo ka hadlaayey doorashada ayaa […]

Mursal

Gudoomiyihii Hore ee Golaha Shacabka ayaa ka hadlay Khilaafka Doorashada Soomaaliya

26th May 2025 admin 0

Gudoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal oo dalka maanta dib ugu soo laabtay ayaa ka hadlay khilaafka ka jira doorashada Soomaaliya Gudoomiyihii hore […]

Xamze

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Guddiga qaban-qaabada Maalmaha Xorriyadda Qaranka

26th May 2025 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo xoojinaya qaban-qaabada Maalmaha Xorriyadda Qaranka, ayaa magacaabay Guddi ka kooban Wasiirro iyo Maamulka Gobolka […]

Idiris

Daawo :Sheekh Idiris oo Weerar Afka Ku qaaday Xasan kooxdiisa

25th May 2025 admin 0

Sheekh Maxamed Idiris oo Ka mida Culumada Soomaaliyeed ayaa waxuu ka hadlay xaalada dalka waxuuna dhaliil u jeediyey Madaxwayn Xasan Sheekh. Sheekh Idiris ayaa yiri […]

shariif

Daawo:Sheekh Shariif oo Ujawaabay Ra’iisalwasaare Xamse iyo Wasiir Fiqi

24th May 2025 admin 0

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif oo si kulul u cambaareeyay xarig maanta Muqdisho loogu geystay ilaa 8-wariye. Madaxweyne hore Sheekh Shariif ayaa sidoo kale […]

barlaman

Golaha shacabka oo ansixiyey hindise sharciyeedka Barakacayaasha iyo dad dhigista

24th May 2025 admin 0

Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga lixaad kulankiisa 16-aad, waxaana shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee […]

asluub

Daawo:Taliyihii Ciidanka Asluubta Soomaaliya oo Gaaray Magaalada Ba6dhabo

22nd May 2025 admin 0

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeye Gaas Mahad Cabdiraxmaan Adan iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta soo garey magalaada Baydhabo,

xasansheekh

Sawiro:Madaxweyne Xasan Sheekh oo kormeeray wasaaradda gaashaandhiga

22nd May 2025 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeeray xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka. Kormeerkan ayaa qeyb ka ah dadaallada joogtada ah ee […]

fiqi

Daawo:Wasiir Fiqi oo Waxba Ula Xarun Madaxwaynihii Hore Shariif Sheekh Axmed

21st May 2025 admin 0

Wasiirka Gaashandhiga Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa eedeyn ujeediyey Madaxwaynihii Hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmwd iyo Siyaasiyiin kale. Wasiir Fiqi ayaa Sheekh Shariif ku […]

daahiramiin

Xildhibaan Jeesow oo Weerar Afka Ku Qaaday Gudoomiye Aadan Madoobe

21st May 2025 admin 0

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka qayb galay kulankii golaha shacabka ayaa weerar afka ku qaaday Gudoomiyaha golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe. Xildhibaan Jeesow ayaa […]

xasansheekh

Sawiro:Madaxweyne Xasan oo xariga ka jaray dhismaha wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Islaamka

20th May 2025 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarigga ka jaray dhismaha cusub ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha iskaamka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Madaxweynaha Jamhuuriyadda […]

Fartaag

Daawo:Wasiir Fartaag “Waxaa jira kuwo nabad diid ah oo hoobiyayaal kusoo tuuraya meelaha qaarkood”

20th May 2025 admin 0

Wasiirka Amniga XFS Cabdullahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) oo xarigga ka jaray xarunta 3-aad ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo laga furay degmada Dayniile ayaa ka […]

xasansheekh

Sawiro:Madaxweyne Xasan oo booqday ciidamada Macawisleyda ee Muqdisho lagu daweynayo

20th May 2025 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta booqday Isbitaalka Demartino si uu ugu kuurgalo xaaladda […]

Khadiijo

Golaha Shacabka BFS oo Akhrinta koowaad marsiiyay Xeerka Qudba Sirada

19th May 2025 admin 0

Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga lixaad kulankiisa 14-aad, waxaana shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee […]

Posts pagination

« 1 2 3 … 5 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes