Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: April 2025

Astaan

Dowlada Soomaaliya bogaadisay maxaabiista ay isdhaafsadeen SSC, Puntland iyo Somaliland

30th April 2025 admin 0

Wasaaradda Cadaaladda iyo arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Fedraalka ah waxeey soo dhawaynaysaa talaabada ay Maamulada Soomaaliland, SSC Khaatumo iyo Puntland isku dhaafsadeen Maxaabiista taas oo […]

laftagareen

James Swan Iyo Laftagareen “Loo Joojin Maayo ee Xasan Sheekh Lama Aqbali Karo

30th April 2025 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa qasriga madaxtootayada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wakiilka Qarammada Midoobay Uqaabilsan Soomaaliya Amp James Swan iyo […]

Aadanmadoobe

Daawo:Gudoomiye Aadan Madoobe oo erayo kulul ku weeraray Xildhibaanada mucaaradka

30th April 2025 admin 0

Kulankii Golaha Shacabka ayaa Maanta ku furmay buuq iyo qaylo. Waxaana Soo xaadiray Gudoomiyihii Golaha Shacabka. Xuldhibaanada qaar kamida ayaa gudaha Barlamaanka ka sameeyey buuq […]

Dhaay

Ra’iisul wasaare Kuxigeenkii Hore Ayaa Xilka Ku Wareejiyey Ra’iisalware Ku Xigeenka Cusub

29th April 2025 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xilka u kala wareejiyey Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka Labaad ee cusub, Mudane Jibriil Cabdirashiid […]

Fartaag

Sawiro:Wasiirka amniga oo guddoomiyey kulan ku saabsan amniga caasimadda

29th April 2025 admin 0

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa kala qeyb galay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimadda mudane Maxamed Axmed […]

mahdi

Ra’iisalwasare ku Xigeenkii Hore ahna Xildhibaan Ayaa Ka hadlay Doorasha Xasan Sheekh

29th April 2025 admin 0

Ra’iisalwasaare Ku Xigeenkii hore ee Soomaaliya ahna Xildhibaan ka tursan Aqalka hoose ee Soomaaliya ayaa ka hadlay Doorashada Madaxwayne Xasan ee Qof iyo cod. Xildhibaan […]

Qoorqoorjamesswan

Qoor Qoor iyo James Swan oo Kawada Hadlay Khilaafka Dowlada iyo Mucaaradkeeda Soomaaliya

29th April 2025 admin 0

Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa qasriga madaxtootayada ku qaabilay madaxa xafiiska Qarammada Midoobay ee Soomaaliya James Swan iyo wafdi uu hoggaaminayo oo howlo […]

firdhiye

Hogaamiyaha Dowlad Goboleedka SSC KHAATUMO oo Magacaabay Taliya Ciidanka Daraawiishta

28th April 2025 admin 0

Hoggaamiyaha Dawlad Goboleedka SSC-Khaatumo Mud. Cabdiqaadir Aw-Cali ayaa G/Sare Cabdifataax Maxamed Aadan Cabdi u magacaabay inuu si ku meel gaadh ah u sii noqdo Taliyaha […]

Aadanmadoobe

Daawo:Xildhibaano Tiro Badan oo Muqdisho kaga dhawaaqay Mooshin ka dhan ah Aadan Madoobe

27th April 2025 admin 0

Magaalada Muqdisho waxaa ka dhacay kulan ay isugu yimaadeen dhibaano tiradooda gaarayso 110 kuwaas oo ku dhawaaqay mooshin ka dhana Gudoomiye Aadan Madoobe.

guudlaawe

Sawiro:Madaxweynaha Hirshabeelle oo guddoomiyay shir looga hadlayay amniga 

27th April 2025 admin 0

Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa shir-guddoomiyey kulan looga hadlayey ammaanka guud ee deegaannada maamulkaas. Wasiirka Amniga, Saraakiisha Ciidamada Qalabka Sida […]

Xamze

Ra’iisal wasaaraha XFS oo isku shaandheyn ku sameeyay Golaha wasiirada

27th April 2025 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta isku shaandheyn ku sameeyay xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada. Ra’iisal wasaaraha markii uu […]

firdhiye

Daawo:Madaxwayne Firdhiye “SSC Waxay Hormuud ka Noqonaysaa Dowlad dhiska Soomaliya

26th April 2025 admin 0

Hoggaamiyaha dowlad goboleedka SSC khaatumo Cabdulqaadir Firdhiye ayaa sheegay “SSC Khaatumo waxa ay u socotaa midnimo, qaranimo Soomaaliyeed iyo in ay ka qeyb noqoto horumarinta […]

deni

Madaxwaynaha Puntland ayaa Ka Hadlay Aqoonsiga SSC Khaatumo

26th April 2025 admin 0

Madaxweynaha Puntland ayaa maanta tababar usoo xiray cutubyo cusub oo ka mid noqonaya Ciidamada Puntland Maritime Police Force (PMPF). Cutubyadan cusub ayaa qeyb ka ah […]

xamse

Sawiro:Ra’iisalwasaare Xamse oo Qaabilay Wafti Ka socda Dalka Ciraaq

24th April 2025 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan soo dhaweyn ah la qaatay Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Jamhuuriyadda Ciraaq Mudane Cabdul […]

Fartaag

Wasiirka Amniga XFS oo Ka Hadlay Dagaalkii Ka Dhacay Wargaadhi ee gobolka Shabeellaha Dhexe.

24th April 2025 admin 0

Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa bogaadiyey sida geesinimada leh Ciidamada Qaranka iyo kuwa deegaanka ay jilibka ugu dhigeen […]

Posts pagination

1 2 … 4 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes