Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: March 2025

barlaman

Barlamaanka Soomaaliya  oo ansixiyay Hindise Sharciyeedka Cadaaladda Da’yarta Soomaaliyeed

10th March 2025 admin 0

Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Dalka ayaa ansixiyay Hindise Sharciyeedka Cadaaladda Da’yarta Soomaaliyeed, waxaana ogolaatay 139-xildhibaan, Laba Xildhibaan ayaa diiday wax ka aamusayna ma jirin. […]

Xasansheekh

Daawo:Madaxwayne Xasan oo kulan afur ah ku maamuusay haweenka Muqdisho

9th March 2025 admin 0

Madaxweynaha SoomaliyaXasan Sheekh Maxamuud oo kulan afur ah ku maamuusay haweenka Magaalada Muqdisho ayaa bogaadiyay doorka haweenka ee xoreynta dalka. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa […]

Aadanmadoobe

Akhriso:Aadan Madoobe oo magacaabay guddi warbixin kasoo diyaari xildhibanadda Loo Diiday inay Safraan

9th March 2025 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magacaabay guddi gaar ah oo warbixin kasoo diyaari doona caqabadaha […]

wasiir

Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka XFS Shir-guddoomiyey kulanka amniga Muqdisho

8th March 2025 admin 0

Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa shir-guddoomiyey kulan ku saabsan amniga caasimadda oo ka dhacay xarunta Gobolka Benaadir. […]

fiqi

Gudoomiyaha Baarlamaanka Koonfurgalbeed oo Muqdisho Soo dhaweyn loogu Sameeyey

7th March 2025 admin 0

Gudoomiiyaha Cusub ee Barlamaanka koonfur galbeed Somalia mudane Cali Saciid Fiqi ayaa munaasabad lagu soo dhaweynayo waxaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho.

wasiir

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka iyo Marwada Madaxweynaha JFS ayaa ka qeyb galay munaasabadda Haweenka Adduunka.

7th March 2025 admin 0

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka, Wasiirro, Marwada Madaxweynaha JFS iyo masuuliyiin kale ayaa Muqdisho uga qeyb galay munaasabadda Maalinta Haweenka Adduunka.

wasiir

Daawo:Wasiirka Gaashandhiga oo Sheegay Inay Itoobiya Duqaymo Ka Fulisay Gudaha Soomaaliya

7th March 2025 admin 0

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo la weydiiyey Cida ka mas’uulka ah duqeymaha guud ee dalka ka dhaca oo tii ugu dambeysay Ethiopia ay […]

garoon

Haya’adda duulista oo war ka soo saartay Xanibaada Diyaaradaha Gobolka Gedo

7th March 2025 admin 0

Dowlada Soomaaliya ayaa gabi ahaanba Joojisay Dulimaadyada aadaya Jubbaland gaar ahaan kuwa Gobolka Gedo. War qoraala oo Haya’adda duulista ka soo saartay Garoonka diyaaradaha ee […]

rooble

Rooble oo Muqdisho Lagu Doo Dhaweeyey ayaa Ka Hadlay Xaalada Dalka

6th March 2025 admin 0

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta lagu soo dhaweeyey garoonka Diyaraadaha Muqdisho Soo dhaweynta Rooble ayaa waxaa ka wayb qaatay […]

laftagareen

Madaxwayne Laftagareen oo Itoobiya uga Mahadceliyey Ciidamada ay u Tobabareen

5th March 2025 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Raisul Wasaare ku xigeenka Dalka Mudane Abdisalaan Abdi Ali ayaa maanta si rasmi ah tababar […]

Qoor

Daawo:Qoorqoor oo Dhismaha Wadooyin Ka Dhagax Dhigay Magaalada Dhuusamareeb

5th March 2025 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa dhagax dhigay dib-u-dhiska waddooyinka hal bowlaha u ah isku socodka gaadiidka Caasimadda Dhuusmaarreeb, kuwaasi oo isugu jira […]

Farmaajo

Akhriso:Farmaajo oo Dowlada Ku Dhaliilay inay Niyad Jabinayso Ciidamada Xooga

5th March 2025 admin 0

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hadlay dagaalada kasocda gobolka Sh/Dhexe baaqna u diray Madaxda DFS Waajib ayey inagu tahay dhammaanteen in […]

muqdisho

Mareykanka oo ka digay Shabaab inay Muqdisho ka Fulinayaan Weeraro Kala Duwan

5th March 2025 admin 0

Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa sheetay inay dabagal ku sameyneysa xogo ay sheegtay in lagu kalsoonaan karo, oo la xiriira weeraro ka dhici kara meelo […]

laftagareen

Madaxwayne Laftagareen ayaa Booqday Xerada Tobabarka Ciidamada Itoobiya

4th March 2025 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kormeer ku tagey xerada tababarka Ciidanka Itoobiya isaga oo ku boggaadiyay Saraakiisha Itoobiya tababarka heerkiisu […]

dagaal

Daawo,Ciidanka Dowlada iyo kuwa Deegaanka ayaa Dib Ula Wareegay Magaalada Ceelbaraf

4th March 2025 admin 0

Ciidanka Xoogga dalka iyo Dadka degaanka ayaa dib ula wareegay gacan ku heynta degmada ceel baraf ee gobolka Shabeelada dhexe. Magaalda Ceelbaraf ayaa waxaa soo […]

Posts pagination

« 1 2 3 4 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes