Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: March 2025

Farmaajo

Farmaajo oo War Kasoo Saaray Shirka uu Ku Baaqay Madaxwayne Xasan Sheekh

31st March 2025 admin 0

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamad Cabdulaahi Farmaajo ayaa ka hadlay Shirka uu ku baaqay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud Baaqa ku saabsan qabsoomidda shir wadatashi […]

Sabiib iyo Caanoole oo Farmaajo 2019 Booqday ayaa Maamta Shabaab dib looga Qabtay

29th March 2025 admin 0

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa deegaanka ayaa hawlgalo culus fuliyey saacadihii u dambeeyey,hawlgaladan oo ka kala dhacay labada gobol ee Shabeellaha dhexe iyo […]

xasanshekkh

Xasan Sheekh oo Iskaga Baxay Furimaha Dagaalka ayaa U Safray Dalka Turkiga

27th March 2025 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safaray dalka Turkiga, kadib casuumaad uu ka helay dhiggiisa Madaxwaynaha Turkiga Mudane […]

dagaal

Masaajid Cali Gaduud oo Shabaab Labo Sano Kahor Laga Saaray Ayey Dib U Qabsadeen

26th March 2025 admin 0

Kooxda Agagixisada Khawaarijta ayaa Saakay aroortii hore weerar qaraxyo ku bilawday ku qaaday degmada Masaajid Cali Gaduud ee gobolka Shabellaha dhexe oo ka mid ah […]

bosaaso

Warar Dheeraad ah oo Laga Helayo Weerar Xalay Lagu Qaaday Saldhiga Boliiska Boosaaso

26th March 2025 admin 0

Dabley hubaysan ayaa xalay weerar ku qaaday saldhiga dhexe ee Magaalada Boosaaso, dhawaaqa hubka la is-weydaarsaday ayaa laga maqlay inta badan magaalada. Dhawaqa rasaas xooggan […]

xasansheekh

Sawiro:Madaxweyne Xasan oo dib ugu laabtay furimaha dagaalka Khawaarijta

25th March 2025 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dib ugu laabtay deegaanada uu ka socdo abaabulka howlgallada ka dhanka Khawaarijta, kaddib markii uu […]

Dhaay

Ra’iisul wasaare ku xigeenka 2aad Ayaa Garoonka Aadan Cabdulle ka sagootiyey Guddoomiyaha Midowga Afrika

24th March 2025 admin 0

Ra’iisul wasaare ku xigeenka 2-aad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalam Cabdi Cali ayaa maanta garoonka caalamiga ah ee Aadan Cabdulle ka sagootiyey Guddoomiyaha […]

diyaarad

Sawiro:Muwaadiniin ku xirnaa dalka Liibiya oo Laga soo Dajiyey Magaalada Muqdisho

24th March 2025 admin 0

Dowladda Faderaalka Soomaaliya oo gacan ka heleeyso hay’ada socdaalka caalamiga ah ee (IOM) ayaa maanta dalka dib ugu soo celisay 145 muwaadin oo mudo ku […]

xasansheekh

Daawo:Madaxwayne Xasan oo Furintii Dagaslka Soo baneeyey ayaa Muqdisho ku qaabilay Gudoomiyaha IGAD

23rd March 2025 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabilay Guddoomiyaha Ururka Midowga Afrika Mudane Mahamoud Ali Youssouf oo ay isla […]

Xamze

Sawiro:𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐪𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐰𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

23rd March 2025 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiska ku qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, Mudane Maxamuud Cali Yuusuf, oo maanta booqasho […]

Jabuuti

Sawiro:Guddoomiyaha Midowga Afrika, Maxamuud Cali Yuusuf oo Muqdisho lagu soo dhaweeyey

23rd March 2025 admin 0

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XFS mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa garoonka Aadan Cadde kusoo dhaweeyay wafdi uu hoggaaminaayo Guddoomiyaha Midowga Afrika, mudane Maxamuud Cali Yuusuf […]

wasiir

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka ayaa xilka u kala wareejiyay Wasiirkii hore Wasaaradda Gaadiidka iyo Wasiirka cusub

22nd March 2025 admin 0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta xilka u kala wareejiyay Wasiirkii hore Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Marwo Fardowsa […]

ciidan

Shabaab oo Dib u Qabsaday Sadex Buundo ay Baneeyeen Ciidamada Dowlada

21st March 2025 admin 0

Kooxda argagixisida Shabaab ayaa qabsaday Sadex buundo oo mahiim u ah isu socodka Gobolka Shabeelaha hoose iyo Gobolka Banaadir kadib markii Ciidamada Dawladda lagala Wareegay. […]

dagaal

Ciidanka Xooga oo War Kasoo Saaray Qasaaro loo gaystay Agagixisada Shabaab

20th March 2025 admin 0

Ciidanka Qaranka ayaa hawlgal si weyn loo qorsheeyay xalay ku beegsaday horjoogayaal iyo malleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta, kuwaas oo ku shirayay duleedka deegaanka Sumadaale ee […]

shiiqshaakir

Daawo:Sheekh Shaakir oo Urur Siyaasadeed Kaga Dhawaaqay Magaalada Muqdisho

20th March 2025 admin 0

Munaasabad balaaran oo ka soo qayb galeen Masuuliyiin kala duwan iyo shacab laguna shaacinayay Urur Siyaasadeedka Towfiiq ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho. Sheekh Maxamed Shakir […]

Posts pagination

1 2 … 4 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes