Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: February 2025

Jabuuti

Wasiirkii Arimaha Dibada Jabuuti oo Ka Adkaaday raila Odingo oo u Tartamaayey Gudoomiyaha Midowga Africa

15th February 2025 admin 0

Waxaa maanta qabsoontay doorashada Guddoomiyaha Midawga Afrika, oo si weyn muddooyinkii danbe indhaha loogu hayey, taas oo uu ku guulaystay Maxamuud Cali Yuusuf oo ahaa […]

xasansheekh

Sawiro:Madaxweyne Xasan oo Safarkiisii 225aad ku gaaray Dalka Itoobiya

14th February 2025 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa si diiran loogu soo dhoweeyey magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia. Safarka […]

Dhaay

Daawo:Ra’iisul wasaare ku xigeenka 2-aad ayaa soo xiray shirka banbaxa Wasaaradda Deegaanka iyo isbedelka Cimilada

13th February 2025 admin 0

Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Labaad ee Dalka Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali (Dhaay), ayaa maanta soo xirey shirka looga hadlayey qorshayaasha hortebinta u leh Wasaaradda Deegaanka iyo […]

Xamze

Golaha Wasiirada Oo Ansixiyey Xeer Nidaamiyaha Xukuumada Sh

13th February 2025 admin 0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa ansixiyey Xeer-Nidaamiyaha Xukuumadda, kaas oo hagaya howlaha waaweyn ay xukuumaddu u hayso […]

Xasansheelh

Sawiro:Soomaaliya iyo Azerbaijan oo kala saxiixday heshiisyo iskaashi

12th February 2025 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Azerbaijan Mudane Ilham Aliyev, ayaa maanta ku kulmay magaalada Baku, halkaas oo ay […]

wasiir

Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka XFS oo ka qayb galay bandhigga suuq-weynaha Muqdisho

12th February 2025 admin 0

Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta ka qayb galay bandhigga Suuq-weynaha Muqdisho oo ay isugu yimaaddeen hormuudka ganacsatada […]

Dhaay

Ra’iisal Wasaare kuxigeenka 2aad oo furay Shirweynaha Shanaad ee Ururrada Shaqaalaha Soomaaliyeed

11th February 2025 admin 0

Ra’iisal Wasaare kuxigeenka Labaad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali (Dhaay), ayaa maanta furay Shirweynaha Shanaad ee Ururrada Shaqaalaha Soomaaliyeed (FESTU) oo ka […]

daahiramiin

Daawo:Xildhibaan Amiin Jeesow oo Beelow ku Tilmaamay Madaxwayne Xasan

10th February 2025 admin 0

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo kamida aqalka hoose ee Soomaaliya oo ka hadlaayey kulan ay Xisbiyada Dhaliila Dowlada Xasan Sheekh muqdisho ku qabsadeen ayaa Madacwayne […]

xasansheekh

Daawo:Dowlada Soomaaliya oo Weerar tay Goob ay ku Shiraayeen Mucaaradka Xasan Sheekh

10th February 2025 admin 0

Dowladda Soomaaliya ayaa weerartay goob ay shir maanta ku lahaayeen Shan Xisbi Siyaasadeed iyo hogaaamiyaashoodii waxaana waheliyey Xildhibaano uu kamid yahay xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow […]

Aadanmadoobe

Sawiro:Aadan Madoobeoo furay kulanka guddiga joogtada ah iyo Barlamaankii oo Hawlgab noqday

10th February 2025 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa furay kulanka banbaxa ee Guddiga Joogtada Golaha Shacabka oo maanta […]

Ciro

Madaxwayne Ciro ayaa Lagu Soo Dhaweeyey Bali-Gubadle

9th February 2025 admin 0

Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Cirro iyo wafti Balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa si diiran loogu soo dhaweeyey deegaano ka tirsan gobolka Hawd waa safarkii ugu horeeyay […]

xasansheekh

Daawo:Madaxwayne Xasan oo Isbitaalka ku Booqday Askar dagaalka Alshabaab ku soo dhawaacmay

9th February 2025 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeeray xaaladda caafimaad ee dhaawacyada Ciidamada Qaranka iyo kuwa halyeeyada xaq u dirirka ah ee Macawisleey ee ku […]

laftagareen

Sawiro:Madaxweyne Laftagareen oo saxiixay Hindise Sharciyeedka Ilaalinta Gargaarka Bani’aadanimada

9th February 2025 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdıcasııs Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Saxiixay Hindise Sharciyeedka Ilaalinta Gargaarka Bani’aadanimada oo ay diyaarisay Wasaarada Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Dowladda […]

Trump

Ma Dhabaa In Taraam Doonayo Inuu Dejiyo Soimaaliya Reer Qasa!!!

8th February 2025 admin 0

Arintaan waayadaan aad baa looga hadlay waa xaqiiq in arinta ay tahay mid jirta, waxaana ka falceliyey dawlado badan oo carbeed iyo kuwo muslim ah, […]

isbitaal

Daawo:Dr Xabeeb oo deeq gaarsiiyay isbitaalka Banaadir kadib Markii Dowlada Xasan Sheekh Hagratay

8th February 2025 admin 0

Maalmo ka hor bay ahayd markii agaasimaha Isbitaalka Banaadir Dr Fartuun Shariif warbaahinta iyo bulshada Soomaaliyeed la wadaagtay dhibaatada dhaqaale iyo daawo la’aanta haysata hooyada […]

Posts pagination

« 1 2 3 4 5 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes