Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: February 2025

xasansheekh

Madaxwayne Xasan oo Furay Kalfadhigii 6aad ee Barlamaanka Soomaaliya

22nd February 2025 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud oo furay kalfadhigii 6-aad ee golaha Baarlamaanka ayaa u jeediyey khudbada Madaxweynaha ee Dastuuriga ah. Madaxweyne […]

puntland

Puntland oo Been Abuur ku Tilmaantay hadalkii Fiqi, Caawimana ka dalbatay Dowlada

21st February 2025 admin 0

Maamulka Puntland ayaa ka hadlay hadal ay dowladda federaalka Soomaaliya ku sheegtay in Puntland ay diiday in ay dowladdu ka caawiso dagaalka ay kula jirto […]

diyaano

Sawiro:Taliyaha Booliiska oo ku baaqay in la xoojiyo Amni Magaalada Muqdisho

21st February 2025 admin 0

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa Xarunta Taliska guud ee Ciidanka kula kulmay saraakiisha hoggaanada, qeybaha iyo fadhiyada madaxa banaan ee […]

fiqi

Daawo:Wasiir Fiqi ayaa Sheegay Siciid Deni inuu diidan yahay in dowladdu ay ka caawiso dagaalka Daacish

21st February 2025 admin 0

Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa ka hadlay sababta Dowlada Soomaaliya uga qayb qaadan wayday dagaalka Puntland kula jirto argagixisada daacish. Wasiir Fiqi […]

Fartaag

Daawo:Wasiir Fartaag oo Ku Baaqay inaan Lagu Noqon Fowdadii Aan Senatorka Ku Noqday

20th February 2025 admin 0

Wasiirka Amniga Soomaaliya Sanatar Cabdullahi Sheikh Ismail – Fartaag ayaa Maanta ka qayb galay munaasabad ka dhacday Muqdisho oo lagu taageerayey Doorashada qof iyo cod […]

Axmedmadoobe

Daawo:Axmed Madoobe oo Dowlada Soomaaliya ku Tilmaamay Shirkad Nin Lee yahay

19th February 2025 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo ka hadlayay Shirweynaha Bandhiga Maalgashiga Dhaqaalaha Buluugga ah ee Jubaland ayaa sheegay in Hogaanka Dowladda Federaalka ah […]

muqdisho

Daawo:Muqdisho oo Lagu Doo Bandhigay Goobo lagu qabanayo Doorashada Xasan Sheekh

19th February 2025 admin 0

Gudiga Doorashooyinka ee aan laysku raacsanayn ayaa maanta soo gabagabeeyay kormeerka goobaha loo asteeyay cod bixiyaasha. sida warbaaimta uu u sheegay Khaalid Ibrahim Ismaaciil oo […]

Fiqi

Akhriso:Dowlada Dowlada Soomaliya oo War Kasoo Saartay Heshiiskii Bada ee La Gashay Itoobiya

18th February 2025 admin 0

Dowlada Soomaaliya ayaa war kasoo saartay heshiiskii bada lagu siinaayey Itoobiya kaas oo maanta mar kale ka dhacay dalka Turkiga. War-Murtiyeedka Ankara 18, February. Wajiga […]

Xasansheekh

Madaxwayne Xasan oo Xariga Ka Jiray Isbitaal Qoyskiisu Maal Galiyeen

17th February 2025 admin 0

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa xarigga ka jaray Isbitaal casri ah oo laga hirgeliyey magaalada Muqdisho kaas oo ay Maalgaliyeen Qoyska Madaxwaynaha iyo Ganacsato Soomaliyeed.

wasiir

Sawiro:Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Soomaaliya oo ka qeybgalay wadahadallada ku saabsan ku biirista Ururka Ganacsiga Adduunka

17th February 2025 admin 0

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Geneva kaga qeybgalay wadahadallada ku saabsan ku biirista Soomaaliya ee Ururka Ganacsiga […]

xasansheekh

Daawo:Xisbiyada Mucaaradka ah oo Iclaamiyey Doorasho Lid ku ah Mida Xasan Sheekh Muqdisho Kawado

16th February 2025 admin 0

Xisbiga Himilo Qaran ee uu Hogaamiyo Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Xisbiyadda kale ee Mucaaradka ayaa iclaamiyey in ay doorasho kale qabsanayaan […]

asluub

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Taliye Shub oo Ciidamo Si Gaara U Tobabaran Muqdisho Kusoo Ban Dhigay

16th February 2025 admin 0

Taliye Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Mahad Cabdiraxmaan ayaa Muqdisho kusoo bandhigay Ciidamo si gaar ah u tababaran oo loogu talagalay inay Madaxda ka ilaaliyaan […]

guudlaawe

Daawo:Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa daah-furay mashruuca dhallinyarada iyo nabadda

16th February 2025 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) oo ay wehliyaan Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga XJFS Xildhibaan Maxamed Barre Maxamuud iyo Wasiirka Wasaaradda […]

shariif

Daawo:Sheekh Shariif oo Eedeyn u Jeediyey Madaxwayne Xasan Sheekh

15th February 2025 admin 0

Waxaa maanta xarunta Xisbiga Himilo Qaran ee Magaaladda Muqdisho ka qabsoomay kulan si rasmi ah loogu shaacinayey ballaarinta Xisbiga waxaana sidoo kale kulanka looga hadlay […]

Guutaale

Hanti Dhowraha Soomaaliya oo Maxkamada Baandir Looga Yeeray

15th February 2025 admin 0

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta u yeertay Hanti-dhowraha Guud ee Qaranka, Axmed Ciise Guutaale, oo loo haysto dambi culus, sida lagu sheegay warqad ka soo […]

Posts pagination

« 1 2 3 … 5 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes