Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: January 2025

xasansheekh

Markii Loo Adkaysan Waayey Shiidka Xasan Sheekh Muqdisho Gashay ayaa Baaburtii Dukaamo loo badalay

31st January 2025 admin 0

Magaalada Muqdisho waxaa ka jira Shiid iyo shaqo la’aan baahsan taas oo ay keentay dowlada Xasan Sheekh kadib markii meel kasta oo dhaqaalo laga heli […]

Aadanmadoobe

Sawiro:Gudoomiye Aadan Madoobe oo Loo Haysto Buburka Soo Gaaray Barlamaanka ayaa saxiixay buugga tacsida marxuum Ugaas Cabdi-Daahir

30th January 2025 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe oo ka qeyb galay gogosha tacsida ee Allaha ha u naxriistee […]

xamze

Akhriso:Golaha Wasiira oo Meel Mariyey Qaraar Lagaga Hortagayo Khataraha Dowlada uga imaanaya Baraha Bulshada

30th January 2025 admin 0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa meel-mariyey Qaraarka maareynta isticmaalka khaldan ee baraha bulshada. Shirka oo uu guddoominayey Ra’iisul […]

Qatardiyaarad

Sawiro:Madaxdii Dowlada oo Waxay Qabtaan Waayey Ayaa ka qayb Xaflad Diyaarad Loo dhigay

29th January 2025 admin 0

Ra’iisul wasaare ku xigeenka 2-aad ee xukuumadda Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Cabdisalaan Cabdi Cali (Dhaay), oo waheliyaan wasiiro, wasiir kuxigeen iyo wasiir dowlayaal ayaa Sheegay […]

xasansheekh

Daawo:Dhaqanka Gobolka Banaadir oo ka Horyimid Qorshihii Xasan Sheekh ee Qof iyo Cod

29th January 2025 admin 0

Dhaqanka iyo Siyaasiyiinta ka soo jeeda Gobolka Banaadir ayaa ka horyimid qorshaha Madaxwayne Xasan Sheekh ee doorasho qof iyo cod ah.

Cabdifitaax

Dowlada Soomaaliya oo Hortaagan Maydkii Cabdifaax Nuur Mataan in Gedo La Geeyo

28th January 2025 admin 0

Dowladda Faderaalka Soomaaliya ayaa Isbaaro u dhigatay oo diiday inay diyaarad loogu qaadi Baaladxaawo meydka allaha umaxariistee Guddomiye Cabdifitaax Nuur Mataan.

wasiir

Ra’iisul Wasaaare ku xigeenka XFS oo daah-furay qorshaha istaraatiijiyadda wasaaradda amniga

28th January 2025 admin 0

Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta daah-furay Qorshaha Istaraatiijiyadda Wasaaradda Amniga ee shanta sano ee soo socota ee ku […]

xasansheekh

Sawiro:Xasan Sheekh Shir Kasta Waa Taagan Maantana Waa Tanzania iyo Shirka Tamarta

27th January 2025 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo shir kasta ka qayb gala ayaa soo gaaray magaalada Daarusalaam ee dalka Tanzania, si uu uga […]

daauud

Sawiro:Wasiirka warfaafinta oo qaabilay wakiilka KMG ee Qaramada Midoobay

27th January 2025 admin 0

Wasiirka wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wakiilka gaarka ah ee KMG ee xoghayaha […]

sacdiyofirinbi

Daawo:Sacdiyo Firinbi oo Ku Baaqday inaan La Cabsan ee la aado Doorasho Qof iyo Cod ah

27th January 2025 admin 0

Qeybaha kala duwan ee haweenka Muqdisho ayaa qabtay kulan ay ku taageerayeen hirgelinta doorashada qof iyo cod iyo ku biirista xisbiyada. Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee […]

Fartaag

Sawiro:Wasiir Fartaag oo guddoomiyay kulanka guddi howleedka farsammo ee arrimaha xasilinta

27th January 2025 admin 0

Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee XFS Gen. Cabdullahi Shiekh Ismaaciil(Fartaag) ayaa maanta guddoomiyey kulanka joogtada ah ee guddi howleedka farsammo ee Xiriirka Arrimaha Xasilinta. Kulanka […]

Ciro

Daawo:Madaxwayne Ciro oo U Qaraabasho Doontay Dalka Imaaradka

26th January 2025 admin 0

Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminaayo ayaa maanta booqasho rasmi ah ugu baxay dalka Isku-taga Imaaraadka Carabta. Dowlada Imaraadka […]

puntland

Puntland oo Mamnuucday Dadka Wadooyinka Ka Tuugsada iyo Shirdaha Telefanka U Fura

25th January 2025 admin 0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dawladda Puntland iyada oo xeerinaysa nabaddgelyada iyo badqabka dadka iyo hantidooda waxay soo saartay qodobada hoos ku xusan:-

Baardheere

Daawo:Dhaqaalihii Loogu Talagalay Buudooyinka Gedo oo lagu baaqay in La Mideeyo

25th January 2025 admin 0

Gudiga Dhaqaale Arurinta iyo dib u dhiska Buundoyinka Gobolka Gedo oo ku Baaqey in la mideeyo Dhaqalaha loogu tala galey Buundooyinka Ka dib kulan balaaran […]

Xamze

Ra”iisulwasaare Xamse oo magacaabay Ergayga arrimaha haweenka ee xafiisa

25th January 2025 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa u magacaabay marwo Aamina Axmed Samatar Isu-duwaha Arrimaha Haweenka ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XJFS […]

Posts pagination

1 2 … 4 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes