Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: December 2024

xasansheekh

Madaxwayne Xadan oo Gudoomiyey Kulan Deg Dega ayaa Digniin u Jeediyey Shacabka

4th December 2024 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta shir guddoomiyey kulan degdeg ah oo muhiim ah kaas oo looga hadlayay la-dagaallanka maalgelinta argagixisada. […]

Dhuumaal

Daawo:Wasiirka Amniga Jubbaland oo Baladxaawo Warbaahinta Kula Halday

3rd December 2024 admin 0

Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Dowlada Jubbaland Ganeral Yuusuf Xuseen Cusmaan Dhuumaal ayaa warbaahinta Kula hadlay Dagmada Baladxaawo ee Gobolka Gedo oo Safar Shaqo uu ku […]

Xamze

Daawo:Xamze oo Ka Hadlay Ciidamada Dowlada Gaysay Raaskambooni

3rd December 2024 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa ka qeybgalay Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Naafada Adduunka oo sanad walba Maanta oo kale […]

Xasansheekh

Madaxweyne Xasan sheekh oo ka tacsiyeey geerida senator Maxamed Cali Yuusuf

3rd December 2024 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyska, eheladii, iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka baxay Marxuum Senator Maxamed Cali […]

aqalka sare

Aqalka sare oo ka tacsiyeey geerida Senator Maxamed Cali Yuusuf

3rd December 2024 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Guddoomiye ku xigeennada Aqalka Sare, hab-dhowraha, Senatorrada, Xoghayaha Guud ee Aqalka Sare iyo dhammaan howl-wadeennada Aqalka Sare […]

Gordon

Tilaabada Xasan Sheekh ee Xerada Jeneraal Gordon

2nd December 2024 admin 0

Ummadda Soomaaliyeed gaar Ahaan ciidamada qalabka sida ha ku quusteen tilaabada Xassan Shiikh Maxamuud uu maanta qaaday ee xeradii Generaal Gordan (Maxamed Ibraahin uu magaciisa […]

xasansheekh

Xasan Sheekh oo Amray Magaca Jeneraal Gordan in la Tirtiro oo Lagu Badalo Sarkaal Imaarad ah

2nd December 2024 admin 0

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa magaca ka badalay Xerada Ciidanka Xoogga ee Jeneraal Gordan, waxaana loogu magac daray Sarkaal Imaaraad ah oo Muqdisho lagu dilay dhawaan. Janeraalka […]

Axmedmadoobe

Daawo:Kulan Lagu Taageerayo Axmed Madoobe oo Gaalkacyo Ka Dhacay

1st December 2024 admin 0

Kulan lagu taageeraayo dib u doorashada Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed islaam ayaa lagu qabtay Magaalada gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug. Waxgaradka, odoyaasha Dhaqanka […]

daauud

Sawiro:Wasiirka Warfaafinta oo aqoon isweydaarsi u furay howlwadeenno ka socday hay’adaha dowladda

1st December 2024 admin 0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa  aqoon isweydaarsi ku saabsan xiriirka warbaahinta iyo maareynta shirarka dowladda u furay hawlwadeennada xiriirka […]

Posts pagination

« 1 … 4 5

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes