Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: December 2024

xasansheekh

Waxgaradka Gedo oo Shir Ku Yeeshay Nairobi ayaa eedeyn u Jeediyey Xasan Sheekh

23rd December 2024 admin 0

Wax Garadka & siyaasinta ka soo jedaa gobolka Gedo ayaa war murtiyed ka soo saaray faragalin ay sheegeen in dowlada Soomaaliya ka wado gobolka Gedo […]

goobe

Xamse oo Xilkii ka qaaday Bashiir Goobe oo Soomaali Ceeb usoo Jiiday

22nd December 2024 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabis iyo isku-shaandhayn ku sameeyay qaar kamid ah Golaha Wasiirrada Xukuumada, isagoo xilkii wasaarada […]

Fartaag

Daawo:Wasiir Fartaag “mashaariicdii Gobolka Gedo Waxaa 13 sanno Diidanaa eedaysane Axmed madoobe”

22nd December 2024 admin 0

Wasiirka Amniga Soomaaliya Cabdullahi Sheekh Ismaaciil Fartaag ayaa sheegay inay u yimaadeen Garbahaarey aragtida bulshada dhageystaan, dalkana doorasho qof iyo cod ah ayuu aaday gobolkaan […]

Axmed madoobe

Axmed Madoobe oo dalacsiiyay Sarkaal Ciidan oo la sheegay inuu diiday Qorshihii Villa Somalia.

22nd December 2024 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Dhame Cabdixakiin Xasan Cartan (Jabuuti) Taliyaha aaga Waqooyi ee Magaalaada Kismaayo ee Ciidanka Booliska Jubaland oo si […]

Kaliil

Daawo:Wasiir Kaliil oo eedayn u Jeediyey Wasiirka Amniga Soomaaliya

22nd December 2024 admin 0

Wasiiru-dowlaha Wasaarada Amniga dowladda Jubaland, Mudane: Maxamed Cabdi Kaliil oo ku sugan degmada Ceelwaaq ee gobalka Gedo ayaa fariin adag u diray Wasiirka Amniga ee […]

wasiir

Ra’iisalwasaare kuxigeenka Soomaaliya Oo Ka Qayb galay bandhiga tirakoobka Ganacsiga Soomaaaliya

21st December 2024 admin 0

Ra’iisal Waaaare Kuxigeenka XFS Saalax Axmad Jaamac oo ka qayb galay bandhiga ganacsiga Soomaaliya ayaa sheegay warbixinta Tirakoobka Ganacsiga waxay fure u tahay qorsheyaasha horumarineed […]

xasansheekh

Madaxweyne Xasan “Gacan Khawaarijta ayaan kula dagaalameynaa gacanna doorasho ayaan ku qabaneynaa

21st December 2024 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb-galay, Xuska sannad guurada 81-aad ee ka soo wareegtay aasaaskii Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa hamblyo […]

Fartaag

Wasiir Fartaag oo Fashil Kala Kulmay Kulankii uu la qaatay qaar kamida bulshada Garbahaaray.

20th December 2024 admin 0

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, oo ay wehliyaan Wasiiro, Xildhibaano ka tirsan BFS ayaa maanta la kulmay maamulka […]

xasansheekh

Sawiro:Madaxweyne Xasan oo qaabilay wafdi sare oo ka socday Dowladda Algeria

20th December 2024 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada ku qaabilay Wasiirka Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda Aljeeriya Mudane Kamel Badari iyo wafdi uu hoggaaminayo […]

laftagareen

Daawo:Madaxwayne Laftagareen oo Soo Dhaweeyey Doorasho Qof iyo Cod

20th December 2024 admin 0

Munaasabada 6-Sano Guurada Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo Caawa lagu qabtay Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay Taasi […]

Xamze

Xamse oo aan Ka Hadlay Fashilkii Raaskambooni ayaa eedeeyey Axmed Madoobe

20th December 2024 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo mas’uuliyiin ka tirsan Goleyaasha dowladda ayaa xalay magaalada Baydhabo uga qeyb galaya munaasabadda lix […]

Aadanmadoobe

Daawo:Hadaljeedinta Aadan Madoobe xuska sanad guurada lixaad ee Madaxwayne Laftagareen

20th December 2024 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Sheekh Aadan Maxamed Nuur xuska ayaa khudbad ka jeediyey sanad guurada lixaad ee Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan […]

Gedo

Dadka Reer Gedo Ma Beecbaa? (For Sale) W/Q Jimcaale

19th December 2024 admin 0

Waxaa jira maahmaah soomaaliyeed ee tiraahda (waad baahantahay baqti looma cuno), (mid kalana waxay ahayd magacu cuntada gadaasheeda buu yaalaa). Ninku haddii uu noqdo haruub […]

Xamze

Wax Ka Ogow Ujeedka Safarka Ra’iisalwasaare Xamse ku Tagay Baydhabo

19th December 2024 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG dowlad gobolleedka Koofur Galbeed, […]

Fartaag

Daawo:Wasiir Fartaag oo Ka Hadlay Ujeedka Safrkiisa uu Ku yimid Garbahaaray

19th December 2024 admin 0

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane General Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, ayaa maanta gaaray magaalada Garbahaarey ee gobolka Gedo. Wafdiga […]

Posts pagination

« 1 2 3 … 5 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes