Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: December 2024

itoobiyo

Itoobiya oo Diiday inay Soomaaliya ka baxdo iyo Hadalkii Xasan Sheekh oo Beenowbay

31st December 2024 admin 0

Maanta oo taariilhfu tahay 31 bishii December 2024 waxay ku beegan tahay taariikhda kama dambaysta ah ee madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamud u qabtay Itoobiya inay […]

deni

Sawiro:Madaxwaynaha Puntland oo Garoowe Ka Dhagax Dhigay Isbitaal Wayn

30th December 2024 admin 0

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Garoowe ka dhagax dhigay Isbitaalka ugu weyn Puntland ee International Healthcare System (IHS). Mudane Deni […]

Xamze

Daawo:Xamse oo Dad Qalato Ku Tilmaamay Ragii cidamada ku dilay Ceelbaraf

30th December 2024 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre oo ka hadlayay munaasabad uu xilka kula wareegayay wasiirka cusub ee wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS  ayaa […]

Ismaaciilgeelle

Sawiro:Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhigiisa dalka Jabuuti

29th December 2024 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan kula qaatay Qasriga Madaxtooyada Jabuuti dhiggiisa dalkaas Mudane Ismaaciil Cumar Geelle. Labada Madaxweyne oo ay […]

Farmaajo

Farmaajo oo Ka Hadlay Dagaal Beeleedyada Ka socda Dalka

28th December 2024 admin 0

Madaxwaynihii Hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa ka hadlay Degaal beeleedyada dalka ka socda waxuuna baaq u diray Madaxda Dowlada iyo Kuwa maamul Goboleedyada. […]

Ciro

Daawo:Madaxweynaha Somaliland Oo Kormeeray Dhaawicii Dacawalay

28th December 2024 admin 0

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa galabta Cusbitaalka guud ee magaalada Hargeysa ku booqdey dadkii shacabka ahaa ee dhawaan ku dhawaacmey dagaalkii ku […]

xasansheekh

Sawiro:Madaxweynaha JFS oo gaaray dalka Jabuuti

28th December 2024 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada Jabuuti ee Jamhuuriyadda Jabuuti, ka dib […]

shariif

Daawo:Sheekh Shariif oo Ka Hadlay Askartii Lagu Dilay Hirshabeele

27th December 2024 admin 0

Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay Askartii aanada qabiil lagu dilay Hirshabeele waxuuna kaloo eedeyn u Jeediyey Madaxwayne Xasan Sheekh. Sheekh […]

Ciro

Somaliland oo War ka Soo Saartay Shirkii Dhex-maray Masuuliyiinta Itoobiya ee Jigjiga ka dhacay.

26th December 2024 admin 0

Wefti uu Hogaaaminayey Wasiirka Amniga Gudaha JSL mudane Cabdalle Maxamed Carab ayaa Magalada Jigjiga ee Degaanka Maamulka Soomalida Itoobiya kulan muhiim ah kula qaatay Saraakiil […]

xasansheekh

Sawiro:Xasan Sheekh oo Gaaray Asmara kadib markii Eritrea sheegtay inay Xirirka u Jarayso Somaliya

25th December 2024 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Asmara ee caasimadda dalka Eritrea, halkaas oo uu ku soo dhaweeyey dhigiisa Asias Afawerki. […]

fiqi

Itoobiya ayaa Si Kulul Ugu Jawaabtay Hadal Kasoo Yeeray Wasiir Fiqi

24th December 2024 admin 0

Itoobiya ayaa tiri Waa eedeyn aan sal iyo raad toona lahayn in wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya uu ku eedeeyay ciidamada Itoobiya falkii ka dhacay magaalada […]

Axmedmadoobe

Maamulka Axmed Madoobe oo Ka Hadlay Xayiraada Diyaaradaha ee Lagu Soo Rogay

24th December 2024 admin 0

Maamulka Jubbaland ayaa war kasoo saaray Xayiraada Diyaaradaha Ee Dowlada Federaalka ah ku soo rogtay. Warka Jubbaland ee Xayiraada Diyaarada ayaa Sidaan u qornaa. Garoonka […]

Dhuumaal

Daawo:Jeneraal Dhuumaal oo Dalkii Doolow ku Eedeeyey Dowlada Soomaaliya

23rd December 2024 admin 0

Wasiirka Amniga Gudaha Jubaland Gen. Yusuf Xuseen Cusman Dhuumaal oo Shir jaraa’id ku qabtay Degmada Doolow ayaa Faafaahin ka bixiyay Dagaalkii Maanta ka dhacay Dagmada […]

fiqi

Dowlada Soomaaliya ayaa Cambarayn ujeedisay Itoobiya Halka ay Wafti U dirtay Addis

23rd December 2024 admin 0

Dawladda Federaalka Soomaaliya waxa ay si adag u cambaaraynaysaa falka xadgudubka ah ee maanta ay Ciidamada Itoobiya ka geysteen magaalada Doolow ee Soomaaliya. Saaka abaare […]

Abiyaxmed

Soomaaliya oo Wafdi Udirtay Addis Ababa Si Itoobiya u Qaadato Bada Soomaaliya

23rd December 2024 admin 0

Wafdi ka socda Dawladda Soomaaliya, oo uu hoggaaminayo Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda, Mudane Cali Balcad, ayaa maanta gaaraya magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Ethiopia, si […]

Posts pagination

1 2 … 5 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes