Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: November 2024

odawaa

Jeneraal Odawaa oo Mar Kale loo Magacaabay Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka

10th November 2024 admin 0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda JFS, oo caawa yeeshay kulan degdeg ah ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Gaashaandhigga ee magacaabista Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo loo […]

xasansheekh

Xasan Sheekhoo Ka Horyimid hannaanka sharci darro ee Axmed Madoobe ka wada Jubbaland

10th November 2024 admin 0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warsaxaafadeed ku qotoma Arrimaha Doorashooyinka, heshiisyadii Golaha Wadatashiga Qaranka iyo hannaanka sharci darro […]

Qoorqoor

Daawo:Qoorqoor oo Sheegay 8n Doorasho Qof iyo Cod ah Ka dhacayso Galmusug

9th November 2024 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo ay wehliyaan Guddoonka Golaha Wakiillada ayaa furay kalfadhiga 11-aad ee Golaha. Madaxweynaha ayaa ugu horeyn ku ammaanay […]

diyaarad

Dowladda Soomaaliya oo dalka dib ugu soo celisay dhalinyaro ku xanibneyd dalka dibadiisa

8th November 2024 admin 0

Dowlada Soomaaliya ayaa dalka ku soo celisay 24 qof oo laga soo badbaadiyey gacanta kooxaha sida sharci darrada ah u dhibaateeya muhaajiriinta ee dalka Tunisia […]

xamze

Sawiro:Iyadoo uusan Jirin Dagaal ka Dhana Shabaab ayaa Shirkii Wasiirada XFS lagu soo bandhigay warbixin ku saabsan la-Dagaallanka Argagixisada

7th November 2024 admin 0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa lagu soo bandhigay warbixin ku saabsan Qiimeynta Qaranka ee la-dagaallanka argagixisadda iyo […]

Faarax

Wasiir Faarax oo Soo dhaweeyey ansixinta hindise Sharciyeedka Tacliinta Sare ee Qaranka

6th November 2024 admin 0

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyay Hindise Sharciyeedka Tacliinta Sare ee Qaranka oo Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta Sare ay soo […]

Wasiir

Masuul Kale oo Ka Tirsan Dowlada Xasan Sheekh oo Iscasilay

6th November 2024 admin 0

Waxaa isi soo taraya Masuuliyiinta Kasoo Jeeda Jubbaland iyo Puntland oo ka tirsan Golaha Wasiirada Soomaaliya oo Iska Casilaya Xilka ay hayeen. Wasiir ku xigeenka […]

XASANSHEEKH

Sawiro:Madaxwayne Xasan oo Gaaray Jermalka iyo Ujeedka Safarkiisa Jermalka

5th November 2024 admin 0

Wafdi uu hogaaminaayo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyey magaalada Berlin ee caasimadda dalka Jarmalka ka dib markii uu […]

xidig

Daawo:Sheekh Daahir oo Maalinba Shaati usoo Gashanaya Shacabka Jubbaland

5th November 2024 admin 0

Sheekh Daahir Axmed Cabdullaah ayaa waxuu kamid ahaa rag iska dhigaayey mucaaradka Axmed Madoobe kuwaas oo la magac baxay Isbadal doonka Jubbaland markii dambana heshiis […]

Axmedmadoobe

Axmed Madoobe oo Amar Ku bixiyey in Laxiro Xuduudaha Jubbaland

5th November 2024 admin 0

Hogaamiyaha Jubbaland Axmed Madoobe oo la filayo inuu dhawaan isku doorto Magaaladaa Kismaayo ayaa soo saaray amarvlagu sugaayo Xuduudaha Jubbaland. Wasaaradda Amniga Gudaha Dawladda Jubaland […]

Fartaag

Sawiro:Wasiirka amniga Soomaaliya oo Ingiriiska uga qaybgalay Shircaalamiya

4th November 2024 admin 0

Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa ka qeyb galay shirka guud ee 92-aad ee INTERPOL oo ka dhacay magaalada Glasgow ee […]

Khaalid

Xasan oo Taliyihii Ciidanka Dhulka u Magacaabay Khaalid oo kamid ahaa Mucaaradka Axmed Madoobe

3rd November 2024 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa iyada oo laga duulayo dib u habeynta iyo dardargalinta awoodda Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo soo […]

shariif

Sheekh Shariif “Xasan Sheekh Dalka Burbur ayuu u Horseedayaa doorashana warkeeda daa

2nd November 2024 admin 0

Madaxwayne hore Shariif Sheekh Ahmed ayaa Madaxwayne Xasan Sheekh ku eedeeyey inuu dalka u horseediyo burbur, suurta galna ma ahan in dalka ka dhacdo doorasho […]

barlaman

Barlamaanka Soomaaliya ayaa ansixiyay codsigii Madaxwayne Xasan Sheekh

2nd November 2024 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta hortagay Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka codsaday in muddo bil ah fasaxa Baarlamaamka […]

amisom

Akhriso:Qaramada Midoobay oo Badalay Hawgalkii UNSOM Mid kalana Magacowday

1st November 2024 admin 0

Hawlgalka cusub ee loogu magac daray Kalaguurka Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo marka magaciisa la soo gaabiyo loo bixiyay (UNTMIS) ayaa maanta ka shaqo […]

Posts pagination

« 1 2 3

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes