Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: November 2024

Waa Kuma Gudoomiyaha Cusub ee Barlmaanka Jubbaland

21st November 2024 admin 0

Barlamaanka Juubalanad ayaa Magaalada Kismaayo ee Xarunta ku meel gaarka ah ee jubbaland ku doortay Gudoomiyaha Cusub ee Barlamaanka Jubbaland. Xildhibaan Sheikh Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan […]

xasansheekh

Sawiro:Madaxweyne Xasan oo Muqdisho Uga Qayb Galay Dhalashada Boqorka Ingiriiska

20th November 2024 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Xadan Sheekh oo khudbad ka jeediyay munaasabadda Boqorka Dalka Ingiriiska Charles III oo ka dhacday xarunta Safaaradda Boqortooyada Ingiriiska ee magaalada Muqdisho […]

Xidig

Daawo:Xildhibaan Xidig oo U Jawaabay Ra’iisalwasaare Xamse

19th November 2024 admin 0

Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed (Xidig) kana Tirsan Baarlamaanka Golaha Shacanka lagana soo doorto Jubaland ayaa ka jawaabay hadal kasoo yeeray Ra’iisalwasaare Xamse. Xildhibaan Xidig ayaa sidaan […]

waraabe

Faysal Cali Waraabe oo Ku Fashilmay Siyaasadii Somaliland

19th November 2024 admin 0

Sida guddigu Doorashada Somaliland shaaciyeen tartankii ururada siyaasadda iyo xisbiyada waxaa ka soo baxay saddex Xisbi kuwaas oo noqon doona saddexda xisbi ee jaangooya arrimaha […]

Odawaa

Sareeyo Gaas Odawaa ”Hadafkeynu waa Ciribtirka Khawaarijta & kor u qaadida Tayada Ciidanka XDS

18th November 2024 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xilka u kala wareejiyey Taliyaha cusub ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Odowaa […]

Xamze

Daaeo:Ra’iisalwasaare Xamse oo Axmed Madoobe eedeyn Ujeediyey

18th November 2024 admin 0

Raii’sulwasaare Xamsa Cabdi Barre oo horay dulmi iyo fowdo ugaystay shacabka Jubbaland ayaa eedeyn u jeediyey Axmed Madoobe Ra’iisalwasaare Xamse ayaa yiri “Madaxweyne Axmed Madoobe […]

Farmaajo

Farmaajo oo Sharci Daro ku Tilmaamsy dhisida Gudiga Doorasha Xasan Sheekh

17th November 2024 admin 0

Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa ka horyimid Dhisida Gudiga Doorashada Xasan Sheekh. Tallaabada uu maanta qaaday Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee ansixinta […]

Axmedmadoobe

Maamulka Jubbaland ayaa Ka Horyimid Ansixinta Gudiga Doorashada

16th November 2024 admin 0

Xildhibaannada labada Aqal ee BJFS ayaa maanta ansixiyay xeerka dhisida Guddiga madaxa-banaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha, iyagoo Akrinta 2-aad marsiiyay xeerka Ururada iyo Xisbiyada. Warsaxaafadeed […]

shariif

Daawo:Sheekh Shariif oo Sheegay Xasan Sheekh inuu Dalkii Xaraashay

16th November 2024 admin 0

Madaxweynihii hore ee Dowladda Federaalka ah Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo dhalliilay siyaasadda xukuumadda uu madaxda ka yahay Xasan Sheekh Maxamuud ayaa yiri ” Doorasho […]

barlaman

Barlamaanka Somaaliya oo Ansixiyey Dhismaha Gudiga Doorashada

16th November 2024 admin 0

labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta xarunta Villa Hargeysa kulan wadajir ah ku yeeshay ayaa ansixiyay xeerka dhismaha guddiga madaxa-banaan ee Doorashooyinka […]

Xasansheekh

Madaxwayne Xasan Oo Ka Tacsiyeeyey Geeridii Ku timid Madaxwayne Siilaanyo

16th November 2024 admin 0

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehellada iyo guud shacabka Soomaaliyeed, geerida naxdinta leh ee ku timid AUN Madaxweynihii […]

Aadanmadoobe

Sawiro:Guddoomiye Aadan Madoobe oo kulan la qaatay dhigiisa dalka Ingiriiska

14th November 2024 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaaladda London ee Dalka Ingiriiska […]

Aadanmadoobe

Aadan Madoobe oo U dhoofay London iyo Ujeedka Safarkiisa

12th November 2024 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi Xildhibaano ah uu hogaaminayo ayaa safar shaqo ugu ambabaxay […]

barlaman

Barlamaanka Soomaaliya oo Ansixiyey Xeerka Doorashada Xasan Sheekh

11th November 2024 admin 0

Mudanayaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan wadajir ah ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa,ajandaha kulanka maanta ayaa ahaa, Hindise Sharciyeedka Ururrada iyo Xisbiyadda […]

Xasansheekh

Madaxwayne Xasan oo Safar Ku Tagay Sacuudiga iyo Ujeedka Safarkiisa

11th November 2024 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Riyaad ee Boqortooyada Sucuudiga, halkaas oo ay kaga qeyb-galayaan shirar […]

Posts pagination

« 1 2 3 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes