Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: November 2024

shariif

Daawo:Sheekh Shariif oo Ku Baaqay Fowdada Xasan Qabyo Meel Looga soo wadajeesto

30th November 2024 admin 0

Madaxwayihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa eedeyn u jeediyey Madaxwayne Xasan Sheekh, waxuuna fashil ku tilmaamay Safarkii Xamse ku tagay Kenya.

Fartaag

Sawiro:Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo booqday Matxafka Aasaasihii Yugoslavia

30th November 2024 admin 0

Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya General Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag oo weli ku sugan Belgrade Serbia ayaa maanta booqaday Matxafka Marshal Josip […]

xasansheekh

Daawo:Madaxwayne Xasan oo Lagu Soo Dhaweeyey Dalka Tanzania

29th November 2024 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa soo gaaray magaalada Arusha ee dalka Tanzania, si uu uga qeybgalo shir […]

diyaano

Daawo:Taliyaha Booliska oo Isbitaalka ku Booqday Askar lagu dhaawacay Barlamaanka

28th November 2024 admin 0

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya General Asad diyaano ayaa Isbitaalka Madiina ku booqday askar lagu dhaawacay kulankii baarlamaanka Soomaaliya.

barlaman

Daawo:Buuq iyo Firinbi ka Dhashay Ansixinta Guddiga Doorashada Soomaaliya

27th November 2024 admin 0

Baarlamanka Somaliya ayaa Nin iyo Firimbi Noqday waxaa buuq Ka Dhashay Meel marinta Guddiga Doorashooyinka Soomaaliya. Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta […]

xamze

Akhriso:Magacyada guddiga  doorashooyinka iyo soohdimaha ee Golaha wasiirada ansixiyeen

26th November 2024 admin 0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo caawa yeeshay kulan deg-deg ah, ayaa ansixiyay Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha. Guddiga Madaxa Doorashooyinka […]

ciidan

Daawo:80 Askari oo Kamida Ciidamada Axmed Madoobe oo ku Biiray Ciidanka Xooga ee ku Dugan Raaskambooni.

26th November 2024 admin 0

Doorashadii Axmed Madoobe kadib Dowlada Soomaaliya ayaa Bilowday Sidii ay u wiiqi lahayd awooda Axmed Madoobe waxayna Ciidamo Gaysay Raaskambooni. Ilaa iyo 80 askari oo […]

bananban

Shacabka Banaadir oo taageeray Qorshaha Xasan Sheekh ee Doorashada

26th November 2024 admin 0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho ayaa ka qeyb-galay isku soo bax balaaran oo Bulshada Caasimadda Muqdisho ay ku taageerayeen Go’aankii labada Aqal ee […]

Xamze

Daawo:Xamse oo Amray in Lasoo Xiro Axmed Madoobe iyo Gudigiisa Doorashada

25th November 2024 admin 0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa yeeshay kulan gaar ah oo uu shir-guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre. Kulankan ayaa […]

shariif

Akhriso:Sheekh Shariif oo Hambalyo Deg Dega u Diray Axmed Madoobe

25th November 2024 admin 0

Xildhibaanada Barlamaanka Jubbaland ayaa Maanta oo Isniin ah dib u doortay Madaxwaynihii hore ee Jubbaland Axmed Madoobe. War qoraala oo usoo saar Madaxwayne Sheekh Shariif […]

amisom

ATMIS oo sheegtay in ay dhexdhexaad ka tahay muranka Xasan Sheekh iyo Axmed Madoobe

24th November 2024 admin 0

Shalay ayaa qayb ka mid ah mucaaradka Jubbaland ay ku dhawaaqeen inay madaxweyne doorteen. Doorashadaas ayaa sababtay iska hor imaad dhexmaray ilaalada mid ka mid […]

daauud

Dowlada Soomaaliya oo dalka dib ugu soo celineyso muwaadiniin lasoo badbaadiya

24th November 2024 admin 0

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay socdaan dadaalo dalka dib loogu soo celinayo muwaadiniin Soomaaliyeed oo laga soo badbaadiyay biyaha dalka Jasiiradda Madagascar. Wasiirka Warfaafinta, […]

Ciro

Madaxwayne Ciro ayaa Madaxtooyada Somaliland Lagu Soo Dhaweeyey

23rd November 2024 admin 0

Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, ayaa qasriga Madaxtooyada kulan salaam iyo xogwarran ah kula qaatay Madaxweynaha cusub ee dhawaan loo doortay Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan […]

Axmedmadoobe

Axmwd Madoobe oo Kismaayo Ka Sheegay inuu Dhamaystirayo Hawl Qabyo Ka ah

23rd November 2024 admin 0

Madaxweynaha Dowlada Jubaland ahna Musharax Madaxweyne ahna Madaxwaynaha Soo Socda ee Jubbaland Axmed Mohamed Islaam ayaa qaatay shahaadada musharaxnimo. Axmed Madobe ayaa sheegay inuu aqbalayo […]

Fartaag

Daawo:Dowlada Soomaliya oo Ka Hadashay Dagaal Ka dhacay Kismaayo

23rd November 2024 admin 0

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si xooggan u cambaareysay weerarkii saakay ka dhacay Hotelka Agan ee magaalada Kismayo ee ay geysteen ciidamo ka amar qaata maamulka […]

Posts pagination

1 2 3 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes