Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: October 2024

diyaano

Sawiro:Taliyaha Boliiska oo Dhigay Xerada cusub ee la dagaallanka argagixisada

31st October 2024 admin 0

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa maanta dhagax dhigay xerada cusub ee Ciidanka La dagaallanka Argagixisada ee Galeyr ee Booliska Soomaaliyeed. […]

deni

Daawo:Xasan Sheskh oo Baaq u Jeediyey Deni iyo Axmed Madoobe

30th October 2024 admin 0

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan casho ah la qaatay Xildhibaanada Labada Aqal ayaa baaq u jeediyey Madaxwaynayaasha Jubbaland iyo Puntland. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa madaxda […]

xasansheekh

Xasan Sheekh oo Kulan Gaar ah La qaatay Xildhibamada Qaarkood

30th October 2024 admin 0

Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan ayaa kulan gaara ku maamuusay Xildhibaanada labada Gole ee BJFS ayaa warbixin ka siiyay xaaladda siyaasadeed iyo […]

aqalka sare

Daawo:Aqalka Sare oo Xeer ansixiyey mid kalana Aqrinta Lowaad Mariyey

28th October 2024 admin 0

Golaha Aqalka Sare ee BJFS oo uu Shir gudoomiyey Gudoomiye Cabdi Xaashi ayaa maanta Ansixiyay Sharciga Ilaalinta Xuquuqda Naafada, sidoo kane Akhrinta koowaad marsiiyay Hindise-sharciyeedyo […]

Xamze

Sawiro:Ra’iisul wasaare Xamse oo qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Jarmalka u qaabilsan geeska Afrika

28th October 2024 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Dowladda Jarmalka u qaabilsan Geeska Afrika, […]

xasansheekh

Sawiro:Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran oo Fashil Ku Furmay Maanta

27th October 2024 admin 0

Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa maanta dib uga furmay xarunta Madaxtooyada Qaranka Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho. Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo uu shir gudoominayo Madaxweynaha […]

diyaano

Taliyaha Ciidanka Boliiska oo Amaanay Shacabka Soomaliya

27th October 2024 admin 0

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa shacabka Soomaaliyeed uga mahadceliyay dadaallada joogtada ah ee ay ku bixinayaan gacansiinta Ciidanka Boliiska, si […]

Carabay

Wasiirka Batroolka oo Qaladkii Mapka ku eedeyey Agaasimaha iyo Shirkada Dabacaada

26th October 2024 admin 0

Wasiirka Batroolka XFS Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa faah faahiyey sababta uu ku yimid Maabkii ay hadalheynta abuuray. Wasiir Batroolka Soomaaliya ayaa qaladka Khariidada dusha uga […]

Map

Deni oo Si Kulul Uga Hadlay Khariidada Xasan Sheekh Sameystay

26th October 2024 admin 0

Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Siciid Cabdillaahi Deni ayaa ka hadlay khariirad ay baahisay Dawladda Somalia oo ayqaybo kamida gobolka Mudug ku tilmaamtay meelo lagu muran […]

Daawo:Khudbadii Xasan Sheekh Ka Jeediyey Soo Dhaweynta Markabka Baaraya Shidaalka

26th October 2024 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kaga qeybgalay Dekedda Muqdisho munaasabad lagu soo dhaweynayey Markabka ORUC REIS oo baaris ku sameynaya shidaalka […]

Wasiir

Daawo:Wasiirka Tamarta Turkiga oo Muqdisho Lagu Soo Dhaweeyey

25th October 2024 admin 0

Wasiiro ka tirsan XFS ayaa soo dhaweeyay Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Turkiga oo soo gaaray Muqrisho. Dr. Alparslan Bayraktar, Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Dabiiciga ah […]

Fartaag

Wasiirka Amniga XFS oo kulan la yeeshay Danjiraha Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya

24th October 2024 admin 0

Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta kulan la yeeshay Danjiraha Dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Mudane Michael Nithavrianakis. […]

Aadanmadoobe

Guddoomiye Aadan Madoobe oo Qaabilay Safiirka Sucuudiga u Fadhiya Soomaaliya

24th October 2024 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Safiirka Boqortooyada Sucuudiga u fadhiya Soomaaliya […]

diyaarad

Sawiro:Dhalinyaro Laga Soo Celiyey Liibiya oo Muqdisho Lagu Soo dhaweeyey

24th October 2024 admin 0

Wasiiro ka tirsan XFS iyo masuuliyiin kale oo Muqdisho ku soo dhaweeyay in ka badan 100 dhallinyaro Soomaaliyeed oo laga soo saaray xabsiyada dalka Liibiya. […]

laftagareen

Daawo:Laftagareen oo Baydhabo Ka Dhagax Dhigay Terminal Cusub

24th October 2024 admin 0

Madaxweynaha Dowladda koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Dhagax dhigay Terminalka Garoonka Diyaaradaha Dr Shaati-Gaduud ee Magaalada Baydhabo oo si Casri ah loo […]

Posts pagination

1 2 … 5 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes