Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: September 2024

wasiir

Ra’iisal wasaare ku xigeenka dalka oo soo xiray shirka Bangiyada dalka

30th September 2024 admin 0

Kusimaha Ra’iisal Wasaaraha ahna Ra’iisal Wasaare Kuxigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta soo xiray Shirka Sanadlaha ah ee Midowga Bangiyada dalka […]

Maamulka Caabudwaaq oo booqday garoonka Diyaaradaha ayaa cadeeyay inaysan caqabad aysan kajirin.

30th September 2024 admin 0

Guddoomiyaha degmada Caabudwaaq Muxiyadiin Aadan Wali, guddiga garoonka diyaaradaha iyo Taliyaha Booliiska saldhigga Caabudwaaq oo warbaahinta kula hadlay garoonka diyaaradaha ayaa sheegay in aysan wax […]

diyaarad

Yaa Xiray Garoomada Caabudwaaq iyo Balanbal!!!

29th September 2024 admin 0

Waxaan meediyaha ka daawanayney Beel ka mid ah beelaha dega Galmudug ahna kuwa laga tira badan yahay oo marar badan ku hanjabaysa in aan laga […]

xasansheekh

Daawo:Waxgaradka Caabudwaaq oo Xasan Sheekh iyo Dowladiisa eedayn Usoo Jeediyey

29th September 2024 admin 0

Odayaasha Guurtida Beelaha Sadde (Mareexaan) oo shir Jaraaid Qabtay ayaa Ka hadlay Dagaal Beeleedyo kala duwan oo ka dhacay deegaannada ay Beeshu degto, waxayna eedeyn […]

barlaman

Daawo:Xildhibaannada Golaha Shacabka oo ansixiyay Hindise sharciyeed

28th September 2024 admin 0

Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan yeeshay ayaa ansixiyay  Hindise sharciyeedka Kaalmo Sharciyeedka Federaalka,waxaana ogolaatay 137-Xildhibaan, 2 Xildhibaannna waa ay […]

aqalka sare

Gudoomiye Cabdi Xaashi oo Safar Ugu Maqnaa Imaaradka ayaa Muqdisho kusoo noqday

28th September 2024 admin 0

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib booqasho labo maalmood qaadatay […]

muqdisho

Daawo:Qarax Muqdisho Ka dhacay oo Qasaaro kala Duwan gaystay

28th September 2024 admin 0

Gaari walxaha qarxaha laga soo buuxiyey ayaa ku qarxay agagaarka maqaayad cunto oo kutaala dhabarka danbe ee guriga hooyooyinka. Maqaayada la hordhigay gaariga ayaa waxaa […]

diyaano

Xasan Sheekh oo Taliyihii Boliiska Xilka Ka Qaaday Mid kalana Magacaabay

26th September 2024 admin 0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Amniga Gudaha ee magacaabidda Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, kaas oo […]

xasansheekh

Xasan Sheekh oo Mucaaradka Deni Jagooyin U Magacaabay

25th September 2024 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magacaabay Labo La-Taliye Sare oo kaalin weyn ka qaadan doona hirgelinta qorsheyaasha muhiimka ah ee dowladnimada, […]

Boliis

Sawiro:Madaxweyne Xasan oo darajada Sarreeye Gaas u dallacsiiyay Taliyaha Ciidanka Booliska

25th September 2024 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qaybgalay Munaasabad ku qabsoontay Xarunta Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa darajada Sarreeye Gaas u dallacsiiyay […]

barlaman

Daawo:Buuq Ka dhashay Barlamaanka iyo Diyaaradii laga Reebay Ciirow

25th September 2024 admin 0

Xildhibaan Maxamed Sheekh Cabdullahi Ciirow ayaa saaka Nabad sugida Garoonka Aadan Cade u diiday in uu u safro Magaaladda Baydhabo. Xildhibaanka ayaa markii uu garoonka […]

Cabdixaashi

Maxaad Kala Socota Safarka Gduoomiye Cabdi Xaashi Ku Joogo Imaaradka

24th September 2024 admin 0

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Imaaraatka Carabta […]

BashiirAgaasime

Daawo:Deni oo Ka Hadlay Aflagaadadii Agaasime Bashiir u Gaystay Shacbka Koonfurgalbeed

24th September 2024 admin 0

Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Ddni ayaa ka hadlay aflagaadadii Agaasimaha Guud ee Wasaarada Gaadiidka DFS Bashiir Macalin Cali isagoo Shacabka Reer koofurGalbeed Ku Tilmaamay Dhashii […]

xasansheekh

Madaxweyne Xasan Sheekh oo aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay 6-safiir

23rd September 2024 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta warqadaha aqoonsiga Danijirenimo ka guddoomay Safiirrada Lix dal, kuwaas oo Soomaaliya ay u soo magacaabeen […]

Qoor

Sawiro:Madaxweynaha Galmudug oo la kulmay safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya

23rd September 2024 admin 0

Madaxweynaha Dowladda goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa qasriga madaxtooyada ku qaabbilay safiirka Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Alper Aktas iyo wafdi uu hoggaaminayo […]

Posts pagination

1 2 … 4 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes