Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: August 2024

Ismaciil

Jabuuti oo Shaacisay Inay Dekad Siinayso Itoobiya Si Loo yareeyo Khilafka Bada

31st August 2024 admin 0

Wasiirka arrimaha dibadda ee Jamhuuriyada Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf oo waraysi gaara siiyey BBC-Focus on Africa ayaa ka hadlay xiisadda ka dhex taagan labada dal […]

Aadanmadoobe

Gudoomiye Aadan Madoobe ayaa ka qeyb galay xuska 102-aad ee Maalinta Turkiga

31st August 2024 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe oo uu wehliyo Kusimaha Ra’iisal Wasaaraha ahna Ra’iisal Wasaare Ku-xigeenka XFS, mudane Saalax Axmed Jaamac, […]

Khadiijo

Wasiir Khadiijo Al-makhzoumi oo Soo Dhaweysay Xariga Wiil Jaray Geed

30th August 2024 admin 0

Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada XFS ayaa maanta soo saartay warmurtiyeed ku saabsan jarista dhirta, iyadoo raacisay digniin culus oo ku aadan ku xadgudubka Sharciga […]

aqalka sare

Sawiro:Cabdi Xaashi oo Cafimaad dalka dibadiisa ugu ayaa Muqdisho loogu soo dhaweeyay

29th August 2024 admin 0

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo maanta dalka dib ugu soo laabtay, ayaa si diiran loogu soo dhoweeyay […]

Diyaarad

The stage is Set for More Conflict in East Africa

29th August 2024 admin 0

Somalia has been an internal armed conflict since 1991. Ethiopia plunged into a similar and perhaps more brutal civil war in 2020. The two countries […]

abiyahmed

Itoobiya oo Walaac Ka Muujisay Ciidamada Milatari ee Imaanaya Soomaaliya

29th August 2024 admin 0

Waxaa sii kordhaya xiisadda u dhaxaysa Soomaaliya iyo Itoobiya, War kasoo baxay wasaaradda Arrimaha Itoobiya ayaa lagu eedeeyay Soomaaliya – waxaana lagu sheegay warka in […]

barlaman

Daawo Baarlamaanka oo soo gabagabeeyay ka doodista Canshuuraha Iibka

28th August 2024 admin 0

Xildhibaanadda Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Dalka oo soo gabagabeeyay ka doodista Canshuuraha Iibka oo ay maalmihii lasoo dhaafay ka hadlayeen.

Astaan

Waa Arin Hambalyo Mudan Talaabada Soomaaliya Ka Qaadatay Diyaaradaha iyo Xawilaada!!!

27th August 2024 admin 0

Dadka Soomaaliyeed iyo adduunweynaha waxay qabeen jahawareer ah in Geeska Afrika ka jiraan laba dawladood oo daris ah ama jaar ah. Kooxda SNM lama yaabani […]

Guutaale

Daawo:Wariye Dhiiqo Luguha U galiyey Hantidhowraha Soomaaliya

27th August 2024 admin 0

Hantidhowraha Guud ee JFS Abukaate Axmed Ciise Guutaale oo warbaahinta kula hadlay Muqdisho ayaa ka hadlay musuq maasuq ay sameeyeen.shirkadaha maamula Garoonka Diyaaradaha Muqdisho. Wariyaha […]

muse

Madaxweynaha somaliland ayaa maanta lagu soodhaweeyey magaalada baligubadle

27th August 2024 admin 0

Madaxwaynaha Maamulka Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa Lagu soo dhaweeyey Magaalada Baligubadle.

Faarax

Wasaaradda waxbarashada oo ku dhawaaqday natiijada Imtixaanka fasalka 12-aad

27th August 2024 admin 0

Wasaaradda Waxbarashada Hiddiha iyo Tacliinta Sare ee Xukumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday natiijada Imtixaanka Fasalka 12aad Dugsiga Sare ee Dalka. Wasaaradda waxbarashadda ayaa […]

Qoor

Qoor Qoor ayaa Dhuusamareeb Kuqaabilay Wafti Kasocda Hay’ada WFP

26th August 2024 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa qasriga madaxtooyada Dhuusamarreeb ku qaabbilay wafdi ka socday haya’dda WFP oo uu hoggaaminyay wakiila hay’adda ee Soomaaliya […]

deni

Gaajo iyo Fakhri Ka jira Puntland iyo Deni Oo arooska gabadhiisa ku baxsahay 4 Milyan

26th August 2024 admin 0

Ganacsatada Garoowe ayaa madaxwaynaha Puntland Siciid Deni ku eedeeyey inuu arooska Gabadhiisa ku baxshay 4 milyan oo Doolar halka Garoowe iyo Puntland ay saamaysay Gaajo […]

mareeye

Wasiir Maareeye oo soo bandhigay waxqabadkii wasaaradda Beeraha

25th August 2024 admin 0

Wasiirka Wasaaradda Beeraha Iyo Waraabka JFS Wasiir Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa ka hadlay hormarada Xukuumada ay ka sameeysay labadii sano oo ay jirtay sida […]

Faarax

Wasiirka Waxbarashada oo daah-furay Imtixaanka macalimiinta oo dalka ka bilowday

25th August 2024 admin 0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada XFS, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Imtixaanka laga qaadayo 13,252 qof Macallin oo u tartamayo jagooyin […]

Posts pagination

1 2 … 5 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes