Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: July 2024

Qoor

Qoorqoor oo Dhuusamareeb Kusoo Xiray Shir ay Ka qayb Galeen Haya’do Caalami ah

4th July 2024 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa soo xiray Shirka Madasha Barnaamijka Xasilinta & Soo kabashada oo diiradda lagu saarayay deegaannada la xoreeyay. Shirkan […]

Xamze

Dowlada Soomaaliya oo Ciraaq u Dirtay Waqti dhaqaalo Doon ah

4th July 2024 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay dalka Jamhuuriyadda Ciraaq. Ra’iisul Wasaaraha ayaa […]

Axmedmadoobe

Baarlamanka Jubaland oo kordhiyey muddo xileedka Axmed Madoobe

2nd July 2024 admin 0

Xubnaha baarlamanka maamul goboleedka Jubaland ayaa maanta u codeeyey wax ka beddel lagu sameeyay qodobo ka mid ah dastuurka maamulka. Qodobadan waxaa ka mid ah […]

muse

Somaliland oo ka Hadashay wadahadalladii Soomaaliya iyo Itoobiya

2nd July 2024 admin 0

Somaliland ayaa hadashay wadahadalladii Ankara ku dhexmaray Soomaaliya iyo Itoobiya ee ku saabsanaa xal u helista khilaafka labada dhinac ee ka dhashay is-afagardkii ay Addis-Ababa […]

xasansheekh

Daawo:Xasan Sheekh oo Beeniyey inuu Wado hadal La Furay Shabaab

2nd July 2024 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in aysan jirin wax wada hadal ah oo ay dowladdu la furtay khawaarijta, wax ka dhaxeeyana […]

Ismaciil

Jabuuti oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaantay Eedeyn uga Timid Muuse Biixi

1st July 2024 admin 0

Dawladda Jabbuuti ayaa ka jawaabtay eedayn ugu timid Somaliland, taas oo ku aaddnayd in ‘jabhad ka dhan ah Somaliland lagaga dhawaaqay dalkaas” Jabbuuti ayaa warkaas […]

Qoorqoor

Daawo:Qoorqoor oo Ka Hadlay Heshiiskii ay ka horyimaadeen Beesha Mareexaan

1st July 2024 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa la kulmay odayaasha iyo waxgaradka labada beel ee kasoo kala jeeda Xeraale iyo Cabudwaaq, isagoo bogaadiyay hisiishka […]

Posts pagination

« 1 … 3 4

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes