Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: July 2024

jimcaale

Daawo:Gudoomiye Madaale oo raali-gelin siiyay Xildhibaanada Baarlamaanka

23rd July 2024 admin 0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa raali-gelin siiyay Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

maareeyegedotimes

Wasiir Maareeye “Xildhibaano yar oo aan Warbaahinta ka nasan ayaa Qalqal galinaya wadanka”

22nd July 2024 admin 0

Wasiirka beeraha Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo ka hadlaayey doodii barlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay Xildhibaano yar oo aan Warbaahinta ka nasan ayaa Qalqal galinaya […]

ugaasmaxamed

Xildhibaan Fowsiya Jeyte oo ugu baaqday Ugaas Mareexaan inuusan bixin hubka Sharci darada ah

22nd July 2024 admin 0

Xildhibaan Fowsiya Jeyte oo kamida xildhibaanada barlamaanka Soomaaliya ayaa ugu baaqday Ugaas Maxamed ugaas Axmed inuusan bixin hubka Sharci darada ah ee Caabudwaaq lagu qabtay.

daahiramiin

Daawo:Xildhibaan Jeesow Dowlada ka dalbaday inay Sheegto Cida leh Hubka sharci darada ah

22nd July 2024 admin 0

Xildhibaan Aamiin Jeesow oo maanta ka hadlay arimaha hubka iyo deegaal beeleedyada kasocda Soomaaliya ayaa dowlada ka dalbaday in cadayso cida lahayd hubkan sharci darada […]

Xamze

Xamse oo U Dhaafay Qatar iyadoo dalka Xaalkiisu Fiicnayn

21st July 2024 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta u ambabaxay magaalada Dooxa ee dalka Qatar. Ra’iisul Wasaare […]

xasansheekh

Daawo::Xildhibaano Xasan Sheekh ugu Baaqay in Casilo

20th July 2024 admin 0

Qaar kamida Xildhibaanada Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya oo Xaruntooda Warbaahinta kula hadlay ayaa Madaxwayne Xasan ugu baaqay inuu noqdo “Madaxweynihii ugu horeeyay ee Afrikaan […]

ugaasmaxamed

Daawo:Jaaliyada Sade ee Alberta Canada oo Taageray Go’aankii Ugaas Maxamed

19th July 2024 admin 0

Jaaliyadda kasoo jeeda waqooyiga gobalka Galgaduud ee kunool gobalka Alberta ee dalka Canada ayaa war kasoo saaray xaaladda ka taagan Gqlgaduud iyagoo dowladda dhexe ee […]

qoorqoor

Galmudug oo War Kasoo Saartay Go’aankii Shalay kasoo baxay Villa Soomaaliya

19th July 2024 admin 0

Dowladda Galmudug ayaa ka hadashay go’aankii shalay ka baxay shirkii Golaha Amniga Qaranka kaas oo uu shir gudoomiyey Madaxwayne Xasan Sheekh. Dowladda Galmudug waxey soo […]

xasansheekh

Daawo:Jaaliyada Beesha Mareexaan ee Minnesota oo eedayn Ujeediyey Dowlada Soomaaliya

18th July 2024 admin 0

Waxgaradka iyo Nabadoonada Beesha Sade ee Minnesota oo ka hadlay dhacdadii hubka ee ka dhacday Duleedka Degmada Caabudwaaq ayaa eedeyn u jeediyey Dowlada Soomaaliya waxayna […]

Fadumo nine

Daawo:Xildhibaanad faadumo Nayn oo Sheegtay Shacabka Caabudwaaq inay Cibaadaysteen

17th July 2024 admin 0

Xildhibaan Faadumo Faarax Aadan (Faadumo Nayn) oo warbaahinta Muqdisho kula hadashay ayaa sheegay Shacabka Cabudwaaq inay Cibaadeysteen,Waana umahadcelinaa in aad Gacanta ku dhigteen hubka sharci […]

Xamze

Daawo:Xildhibaanada oo Xamse Ugu baaqay asaga Xukuumadiisa inay Iscasilaan

17th July 2024 admin 0

Qaar kamida Xildhibaanada Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya oo warbaahinta kula hadlay xarunta ay ku leeyihiin Magaalada Muqdisho ayaa Ra’iisalwasaare Xamse iyo xukuumadiisa ugu baaqay […]

Qoorqoor

Akhriso:Galmudug oo Shaacisay Inay Baaritaan ku Wado Dadkii Hubka Ka Keenay Itoobiya

16th July 2024 admin 0

Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa war kasoo saaray Hub si sharci daro ah dalka lagu soo galiyey kaas oo shalY lagu qabtay Duuleedka Degmada Caabudwaaq ee […]

xasansheekh

Dowlada Soomaaliya oo Ka Hadashay Hubkii Caabudwaaq lagu Qabtay

16th July 2024 admin 0

Dowlada Soomaaliya ayaa war Qoraala kasoo Saartay hub kii Shalay lagu qabtay Deeganka Shiilamadow oo u dhow Degmada Caabudwaaq. Hay’adaha Amniga ee DFS oo si […]

ugaasmaxamed

Ugaaska Beesha Mareexaan oo dowlada iyo Galamudug ku eedeeyey Dhacdadii Caabudwaaq

15th July 2024 admin 0

Ugaas Maxamed Ugaas Axmed Ugaas Faarax ayaa si adag uga hadlay dhacdadii maantay kadhacday deegaanka Shiilamadow ee hoos yimaada Caabudwaaq, Isagoona ka hadlay Qodobadaan. 1- […]

qarax

Daawo:Dhimasho Dhaawac iyo Burbur hantiyadeed oo ka dhashay Qaraxii Muqdisho ka dhacay

15th July 2024 admin 0

Faahfaahinta iyo Xogta rasmiga ah dadka ku dhintay kuwa ku dhaawacmay iyo burburka ka dhashay qaraxa ka dhacay maqaayada Top Coffe ee ku taala degmada […]

Posts pagination

« 1 2 3 4 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes