Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: July 2024

wasiir

Daawo:Xildhibanada Soomaliya oo ku Baaqay in Wasiir Tiktok loo badalo wasaarada Haweenka

31st July 2024 admin 0

Qaar kamida Xildhibaanada Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Madaxweyne Xasan Sheekh waxaay ugu baaqeen in wasiirka Gaashaandhigga Soimaaliya la geeyo Wasaaradda Qoyska, Wasiirka Haweenkana […]

asluub

Taliyaha ciidanka Asluubta oo bixiyey amar lagu adkaynayo amniga Xabsiga Dhaxe

31st July 2024 admin 0

Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa faray saraakiisha ciidanka Asluubta in ciidan lagu kordhiyo baraha laga ilaaliyo Xabsiga Dhaxe si looga hortago […]

guudlaawe

Madaxwaynihii Hirshabeelle oo Lagu Soo dhaweeyey Magaalada Jalalaqsi

30th July 2024 admin 0

Wafdiga Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta soo gaaray degmada Jalalaqsi ee Gobalka Hiiraan. Safarka shaqo waxaa ku wehlinayay Madaxweyne […]

Xamse

Daawo:Soo dhaweyntii Ra’iisalwasaare Xamse Loogu Sameeyey Kismaayo

30th July 2024 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa garoonka diyaaradaha Sayid Maxamed Cabdille Xasan kusoo dhaweeyay Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamza Cabdi Barre iyo wafdi […]

Imaaraadka

Soomaalidu haku baraarugto Imaaraadka inuusan Saaxiibnimo Lahayn

29th July 2024 admin 0

Waxaan ognahay in Dawlada Imaaradka ay san saaxiibnimo lahayn islamarkaasna loo adeegsado in dawladaha Muslimka ah burburintooda loo adeegsado. Miyaan iloownay wixii ku dhacay Ciraaq, […]

xasansheekh

Xasan Sheekh oo Muqdisho ka Daahfuray Shirka Culumada

29th July 2024 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo daah-furay Shirwrynaha 2-aad ee Culimada Soomaaliyeed ayaa tilmaamay in qabashada shirkan, sannadkii 2-aad oo xiriir ah, […]

Astaan

Daawo:Qaabkii Loo Barakiciyey Dadkii Daganaa wasaarada Arimaha Gudaha

28th July 2024 admin 0

Ciidamada booliiska Soomaliyeed ayaa saaka hawlgal burburin iyo barakicin ku sameeyey shacabkii deganaa xaruunta wasaarada arimaha gudaha ee Magaalada Muqdisho.

wasiir

Wasiir Tiktok oo eedayn kala Duldhacay Madaxwayne Sheekh Shariif

27th July 2024 admin 0

Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed, wuxuu si kulul u dhaliilay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Isagoo ka hadlay arrimaha ciidamada, kicinta qabaa’ilka, iyo dagaalada sokeeye. Waxa […]

Xamze

Akhriso:Xamse oo magacaabay xubno cusub oo ka mid noqonaya Golaha Wasiirrada

27th July 2024 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabay xubno cusub oo ka mid noqonaya Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda JFS. Ra’iisul Wasaare […]

shariif

Sheekh Shariif oo Xasan Sheekh ku eedeeyey Jabka Soo Gaaray Ciidamada

27th July 2024 admin 0

Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Sheekh shariif sheekh Axmed ayaa Madaxwayne Xadan Sheekh ku eedeeyey Jabkii iyo qasaarihii Ciidamada Dowlada ka Soo Gaaray dagaalka lagula Jiro […]

ugaasmaxamed

Daawo:Ugaas Maxamed iyo Bulshada Caabudwaaq oo Ka Shiray Hubkii Sharci Darada ahaa

25th July 2024 admin 0

Ugaas Maxamed Ugaas Axmed Ugaas Faarax ayaa maantay guddoomiyey shirweyne ay ka soo qeyb galeen maamulka degmada Caabudwaaq, Golaha Odayaasha Guurtida iyo ururada bulshada. Shirka […]

firdhiye

Hoggaamiyaha Maamulka SSC ayaa dhagaxdhigay qaybta cusub ee Isbitaalka Laascanood

25th July 2024 admin 0

Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali ayaa saaka dhagax-dhigay qaybo cusub oo lagu darayo Cisbitaalka weyn iyo kuwo la dayactirayo. Wasiirka Caafimaadka Maamulka SSC-Khaatumo […]

itoobiyaairline

Xasan Sheekh Maxaa ka hor taagan inuu Qaato go’aanka Isaias Afwerki ka Qaatay itoobiya Airline

24th July 2024 admin 0

Maamulka Hay’adda Duulimaadka Rayidka ee dalka Eritrea ee hoos yimaadda wasaaradda gaadiidka ee dalkaas, ayaa waxa uu mamnuucay duulimaadyada diyaaradda Itoobiya, waxa uu warkaas lagu […]

itoobiyo

Hirshabeelle oo Sheegtay inay ogolaansho siiyeen Ciidamada Itoobiya

24th July 2024 admin 0

Maamulka Hirshabeele ayaa xaqiijiyey in ciidamo Ka socda Itoobiya ay soo gaareen deegaano ka mida gobolka Hiiraan kuwaas oo ka soo tilaabay dhanka xadka Feerfeer. […]

xasansheekh

83 Jir la ilmaynaya Ganacsato Gurigiisii Burburisay ayaa baaq u diray Xasan Sheekh

23rd July 2024 admin 0

Nabadoon Fargeeti oo gurigiisii uu daganaa ganacsato dowlada taageero ka helaysa ayaa burburiyey waxuuna yiri “Anigoo 83-Sano jir ah ayaa korkeyga lagu burburiyay Gurigeyga horteyda […]

Posts pagination

1 2 … 4 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes