Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: June 2024

fiqiwww.gedotimes.com

Dagaal u dhaxeeya Leelkade iyo Sacad Ayaa ka socda Gobolka Mudug

23rd June 2024 admin 0

Wararka Ka Imanaya Galbeedka Gobalka Mudug Ayaa Sheegaya In Uu Socdo Dagaal.l Udhaxeya Laba Malayshiyo Beeleed Oo Kaoo Kala Jeeda Sacad Iyo Leelkase. Khasaraha Labada […]

muse

Muuse Biixi Ayaa Daah-furay Imtixaanka shahaadiga ee Dugsiyada Sare iyo Kuwa Hoose/dhexe

22nd June 2024 admin 0

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa daah-furay bilowga imtixaanka shahaadiga ah ee fasallada Afraad ee dugsiyada sare iyo Siddeedaad ee dugsiyada Hoose Dhexe oo […]

Jaamacadaarday

Caabudwaaq oo maanta looga fariistay Imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 12-aad

22nd June 2024 admin 0

Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa maanta oo Sabti ah waxaa looga fariistay Imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 12-aad.

Xamze

Sawiro:Ra’iisul Wasaare Xamsa oo furay Imtixaanka Dugsiyada Sare ee Dalka

22nd June 2024 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa furay Imtixaanka Dugsiyada Sare ee 2023-2024 oo sanadkan ay ka qeyb galayaan in ka […]

amisom

Ciidamada Amisom oo Baneeyey xeryihii ay kadagayeen Jowhar

20th June 2024 admin 0

Ciidamada ATMIS ayaa maanta Ciidanka Xoogga Dalka ku wareejiyay xeryihiin ay ka deganaayeen magaalada Jowhar ee Xarunta maamulka Hirshabeelle.

FOWSIYA

Daawo:Xildhibaan Fowsiya oo eedeyn kala dul Dhacday Xasan Sheekh iyo Xamze

20th June 2024 admin 0

Xildhibaan Fowsiyo Yusuf Xaji oo shir jaraa’id ku qabatay Muqdisho ayaa sheegtay in aanay ka tanaasuleyn kursiga Guddoomiyaha Midowga Afrika oo ay u sharaxan tahay, […]

Ismaaciilgeelle

Madaxwayne Xasan Sheekh oo Safar Ku Tagay Dapka Jabuuti

19th June 2024 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle iyaga oo kulankooda diiradda ku saaray xoojinta […]

dab

Daawo:Dab Mar Kale Kacay Suuqa Wayn ee Hargaysa

19th June 2024 admin 0

Taliyaha ciidanka Dab damiska Somaliland ayaa faahfaahin ka bixiyay dab ka kacay Bartamaha Suuqa wayn ee Magaalada Hargeysa.

gacal

Daawo:Beel Eedeyn u soo Jeedisay Gudoomiyaha Barlamaanka Galmudug

18th June 2024 admin 0

Xildhibaan Yuusuf Xeyle oo ka tirsan beesha Tumaal ayaa sheegay Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Kursigii beesha tumaal wuxuu ka dhigay Kursi lagu Tahriibo.

deni

Daawo:Deni oo Xasan Sheekh ugu Baaqay inuu Joojiyo Qufista Qubuuraha

15th June 2024 admin 0

Madaxweyne Puntland Saciid Cabdullahi Deni ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Hassan Sheikh Mohamud, in la ixtiraamo maytida oo dib looga laabto go’aanka lagu […]

xasansheekh

Akhriso:Xasan Sheekh oo magacaabay Taliyaan cusub oo lagu kordhiyay Ciidanka Xoogga

14th June 2024 admin 0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa iyada oo laga duulayo dib u habeynta iyo dardargalinta awoodda Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo soo jeedinta […]

xamze

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo Ka Hadlay Bixitaanka Atmis

13th June 2024 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo guddoomiyey Shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada, ayaa waxaa Wasaaradda Gaashaandhigga looga dhageystay warbixin […]

abiyaxmed

Amiirka Qatar oo la wada hadlay Abiy Ahmed iyo Xasan Shiikh

13th June 2024 admin 0

Amiirka dalka Qatar Amir Sheikh Tamim bin Hamad Al-Thani, ayaa shalay la wada hadlay laba jeer oo is xigta Madaxweynaha Soomaaliya iyo Raysal Wasaaraha Itoobbiya, […]

wasiir

Daawo:Sheekh Cali Wajiis oo Beeniyey hadalkii Wasiir Tiktok

13th June 2024 admin 0

Sheekh Cali Wajiis oo kamid ahaa Culumadii ogolaatay in qabuuraha iskuul boliisiyo lafaago ayaa beeniyey hadal uu wadiirka Gashaandhiga ku duraayey Dowladii Farmaajo.

qoorqoor

Daawo:Qoorqoor oo beelihii ku dagaalamay Galgaduud dhexdhigay heshiis hordhac ah oo ka kooban 3 qodob

12th June 2024 admin 0

Madaxweynaha Dowladda gobaleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa gaaray deegaanno ka tirsan waqooyiga Gobolka Galgaduud, kuwaas oo maalmo ka hor uu ka dhacay dagaal […]

Posts pagination

« 1 2 3 4 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes