Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: June 2024

xasansheekh

Xasan Sheekh Oo Furtay Sanduuq Kale oo Lacag lagu aruursanayo

30th June 2024 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya dib u habaynta iyo horumarinta qorshaha qaran ee isbeddelka cimilada ayaa Xeer Madaxweyne LR.235, […]

muusebiixi

Soomaaliya oo Aqbashay Heshiiskii Abi Axmed iyo Wafti u dhoofay Turkiga

30th June 2024 admin 0

Maraykanka iyo Kenya ayaa dowlada Soomaaliya culuys ku saaray inay aqbalaan heshiiskii Muuse Bixii iyo Abi Axmed ku dhexmaray Adis Ababa iyadoo qodobada heshiiskaas wax […]

Ra’iisalwasaarihii Hore Xasan Cali Khayre oo Minnesota Lagu Doo dhaweeyey

29th June 2024 admin 0

Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo Safar ku tagay dalka Maraykanka ayaa si diiran loogu soo dhaweeyey Minnesota. Safarka Ra’iisal wasaarihii hore […]

laftagareen

Daawo:Laftagareen oo Ka Hadlay Geeridii Gudoomiye Jawaari

29th June 2024 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa sheegey in Gudoomiyihii Hore Golaha Shacabka BFS Prof Maxamed Shekh Cusmaan Jawaari ay Udiyaariyeen inay […]

xamse

Ra”iisul wasaare Xamse oo ka tacsiyeey Geerida Guddoomiye Jawaari

28th June 2024 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa tacsi u diray guud ahaan shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan qoyska iyo ehelka uu ka […]

jawaari

Madaxwayne Xasan oo ka tacsiyeey Geerida Guddoomiye Jawaari

28th June 2024 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka tacsiyeeyey geerida ku timid Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, […]

farmaajo

Farmaajo oo Ka Tacsiyeeyey Geeridii Ku Timid Gudoomiye Jawaari

28th June 2024 admin 0

Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa ka hadlay Geeridii ku timid Gudoomiyihii hore ee Barlamaanka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Jawaari. Innaa Lillaahi Wa Innaa […]

dagaal

Dagaalka Mudug ka socda iyo warar dheeraad ah oo ka soo baxaya

27th June 2024 admin 0

Wali waxaa ka socda galbeedka gobolka Mudug dagaal u dhaxeeya meleeshiyo ka soo kala jeedda Leelkase iyo Sacad. Khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh ayaa jira, […]

muse

Muuse Biixi ” wada hadal iska daaye salaanta aan ka qaadayn Xasan Sheekh”.

26th June 2024 admin 0

Madaxweynaha Soomaliland Muuse Biixi Cabdi oo ka hadlayey munaasabada 26 Juun ayaa si kulul uga hadlay heshiiska bada ee u lagalay Itoobiya kaas oo ay […]

xasansheekh

Daawo:Xasan Sheekh oo Iska Difaacay Eedeyntii Bada ee loo Soo Jeediyey

26th June 2024 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay ka qeyb-galay munaasabadda 26-ka Juun ayaa iska difaacay eedeny loo soo jeediyey oo ku saabsan […]

Qoor

Daawo:Qoorqoor oo Furay Shir lagu Heshiisiinayo Beelaha Caabudwaaq iyo Xeraale

25th June 2024 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa furay shirka nabadeynta beelaha kasoo kala jeeda degmooyinka Xeraale iyo Cabudwaaq. Madaxweynah ayaa ku boorriyay salaaddiinta iyo […]

Faarax

Wasiirka Faarax oo kormeeray goobaha Imtixaanka ee degmadda Balcad

25th June 2024 admin 0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada XFS Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa maanta kormeer ku tagay goobaha ay ka socdaan imtixaanka Dugsiyada sare ee Degmada Balcad. Kormeerka Wasiirka waxaa […]

xasansheekh

Daawo:Madaxwayne Xasan oo Sheegay inuu Itoobiya Dekad Siinayo Hadii ay waydiisato

24th June 2024 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta furay shirweynaha wadatashiga ee Dallada Bulshada Bariga Afrika ayaa ka hadlay qilaafka bada ee kala […]

dhuusamareeb

Dagaal Duleedka Dhusamareeb ka Qarxay iyo Dowlada oo Hurinaysa Dagaal beeleedyo

24th June 2024 admin 0

Dowlada Soomaaliya intii ay la dagaalami lahayd Shabaab ayey waxay hubaynaysaa dagaal beeleedyo ka socda Hirshabeelle, Galmudug, Puntlamd iyo koonfurgalbeed. Dagaal culus ayaa ka socda […]

muqdisho

Daawo:Roob Muqdisho Ka Da’ay oo Gaystay Qasaaro Kala Duwan

23rd June 2024 admin 0

Dhimasho, Dhaawac iyo Burbur ayaa ka dhashay Roobkii xalay illaa maanta ka da’ayey magaalada Muqdisho.

Posts pagination

1 2 … 4 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes