Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: February 2024

shariif

Shariif Sheekh Axmed oo ka Digay Qorshaha Xasan Sheekh ee ka Damacsan yahay Dastuurka

19th February 2024 admin 0

Madaxweyne hore Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo ka qayb galay Kulankii Barlamaanka Soomaaliya oo looga hadlaayey wax ka badalka dastuurka ayaa ka digay damaca Xasan […]

shakuur

Daawo: Cabdiraxmaan Cabdishakuur”Tastuurku Waa mid Siyaasiyadeysan ee Cagta loo dhiga”

19th February 2024 admin 0

Xildhibaan cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ka qayb galay kulankii barlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay isbadalka lagu sameynayo daatuurka waxuu soo bandhigay qodobo la saaray dastuurka oo […]

abiyaxmed

Akhriso:Midowga afrika oo ku baaqay Wada hadal u dhaxeeya Soomaaliya iyo Itoobiya

18th February 2024 admin 0

Shir madaxeedka midowga Afrika ayaa lagu soo gabagabeyey magaalada Addis Ababa, waxaana gunaanadkiisii ka soo baxay warmurtiyeed arrimihii looga hadlay uu ka mid ahaa khilaafka […]

fiqi

Sawiro:Wasiir Fiqi oo la kulmay Safiirka ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaliya

18th February 2024 admin 0

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay safiirka ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaliya Mudane Cabdullahi […]

guudlaawe

Madaxweynaha Hirshabeelle oo guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirada

18th February 2024 admin 0

Madaxweynaha Dowlada Hirshabelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo maanta Shir-gudoomiyay Kulanka Golaha Wasiirada Dowladda Hirshabeelle ayaa looga hadlay arrimaha amniga ee deegaanada Hirshabeelle, Howlgalada kooxda […]

villasomalia

Daawo:Villa Somaliya oo Jawaabtii la rabay aan ka bixin Isbaraadii Xasan Sheekh loo dhigay

17th February 2024 admin 0

Madaxtooyada Qaranka ayaa faah faahin ka bixisay isku day Ciidanka Ethiopia ay Madaxweynaha iyo wafdigiisa uga hor istaageen inuu galo xarunta Shirka Midowga Afrika. Shacbka […]

abiyaxmed

Abiy oo Madaxwayne Xasan ka Hor sitaagay inuu Galo Xarunta Midowga Afrika

17th February 2024 admin 0

Ra’iisalwasaaraha Itoobiya Abiy Axmed iyo Xukuumadiisa ayaa waftigii madaxwaynaha Soomaaliya kanhor istaagay inay galaan xarunta Midowga Afrika Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku eedeeyey […]

Cabdixaashi

Ra’iisalwasarihii Soomaliya ee Baxsiga ahaa oo La Helay

17th February 2024 admin 0

Weydiimo iyo su’aalo ayaa ka dhashay shaqo ka maqnaashiyaha Raysal wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo markii ugu dambeysay fagaare shaqo lagu arkay dhowr toddobaad […]

Aadanmadoobe

Aadan Madoobe oo ka Qayb Galay kulan lagu taageerayey dib u eegista dastuurka

17th February 2024 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS ahna Ku-simaha Madaxweynaha Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Hotel SYL kaga qeyb galay munaasabad ballaaran oo lagu taageerayay dhameystirka […]

Xasansheelh

Wasiirka Maaliyada Itoobiya oo Xasan Sheekh Addis Ababa Kusoo Dhaweeyey

16th February 2024 admin 0

Wasiirka Maaliyada Itoobiya Axmed Shide ayaa Addis Ababa kusoo dhaweeyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo waftigiisa oo ka qeyb geli Dona […]

garoon

Daawo:Kenya Airways oo dib u bilaabaysa duullimaadyadii Muqdisho iyo Masuuliyiin Ka Qayb Galay

15th February 2024 admin 0

Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya iyo Masuuliyiin ka tirsan dalka Kenya oo uu kamid yahay aadan Bare Ducaale ayaa ka qeyb-galay manaasabadd xarigga looga jarayay […]

Xamze

Ra’iisalwasarihii Soomaaliya oo La Baadi Goobayo Kadib markii Lawaayey Muuqaalkiisii

15th February 2024 admin 0

Weydiimo iyo su’aalo ayaa ka dhashay shaqo ka maqnaashiyaha Raysal wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo markii ugu dambeysay fagaare shaqo lagu arkay dhowr toddobaad […]

Wasiir

Wasiir Tiktok oo Tacsi Ugu Tagay Imaaradka Halka uusan booqay dhaawac Soomaliyeed

14th February 2024 admin 0

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa tacsi uu ka sidey Madaxweynaha JFS, Ra’iisul Wasaaraha XFS iyo guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed waxa uu […]

Maxuu ku Saabsanaa Safarka Xasan Shekh Ku Tagay Kismaayo

14th February 2024 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo soo gaaray magaalada Kismaayo ayaa waxaa si diiran ugu soo dhoweeyay Madaxweynaha Axmwd Madoobe, Madaxweyne ku […]

garoon

Hay’adda duulista Soomaliya oo U jawaabtay Maamulka Muuse Biixi

13th February 2024 admin 0

Hay’adda duulista rayidka Soomaaliyeed waxay shacabka Soomaaliyeed ku wargelinaysaa in aysan waxba iska beddelin mid ahaanta iyo maamulka hawada Soomaaliya, ayna masuul ka tahay Dawladda […]

Posts pagination

« 1 2 3 4 5 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes