Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: January 2024

xasansheekh

Masar oo Martiqaad u Dirtay Madaxwayne Xasan

9th January 2024 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Casuumad rasmi ah ka helay dhiggiisa dalka Masar mudane, Abdel Fattah el-Sisi. Marti-qaadka ayaa waxa dowladda […]

Ismaciil

Dowlada Jabuuti oo Si Diblomaasiyadeed uga hadashay Damaca Dowlada Itoobiya

8th January 2024 admin 0

Dowlada jabuuti ayaa war kasoo saartay heshiiskii addiss Ababa ku dhexmary Dowlada Itoobiya iyo Maamul goboleedka Somaliland iyadoo uga hadashay Si Diblomaasiyadeed. War Qoraala oo […]

deni

Madaxda Dowlada Soomaliya iyo Siyaasyiin hambalyo U diray Deni

8th January 2024 admin 0

Madaxda iyo siyaasiinta Soomaalida ayaa hambalyo u diray madaxweynaha cusub ee Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo saaka mar kale ku guuleystay hoggaaminta maamulka Puntland. Madaxweyne […]

xasansheekh

Madaxwayne Xasan oo Kulan La qaatay Xildhibaanada Labada Aqal ayaa ka Damaca Itoobiya

8th January 2024 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo casho sharaf ku maamuusay Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka dalka ayaa ku bogaadiyay doorkooda taariikhiga ah […]

Somaliland

Daawo:Wasiirkii Gashandhiga Somaliland Oo Iscasilay kadib markii uu ka horyimid heshiiskii Muuse iyo Abi Axmed

7th January 2024 admin 0

Wasiirkii Gaashaandhiga Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeye ayaa iska casilay jagadii wasiirnimo, kadib Markii uu ka Horyimid Heshiislii Muuse Biixi iyo Abi Axmed.

muusebiixi

Daawo:Bananbax looga Soo Horjeedo Heshiiskii Muuse Biixi iyo Abiy Axmed oo Boorame ka dhacay

7th January 2024 admin 0

Shacabka magaalada Boorame ee gobolka Awdal ee Waqooyiga Soomaaliya ayaa maanta dhigay bannaabax ballaaran oo ay kaga soo horjeedaan damaca Ethiopia ee qeyb kamid ah […]

deni

Daawo:Deni oo Codsaday in mar Kale la Doorto Si uu Iskaga Dhacsho Dowlada Xasan Sheekh

7th January 2024 admin 0

Musharax Madaxweyne Puntland Siciid Cabdilaahi Deni ayaa Barlamaanka Cusub ee Puntland ka horsheegay inuu wax badan Soo qabtay hadana uu doonayo inuu waxqabadkiisa kordhiyo, Dhibaatada […]

ciidan

Abaandulihii Guutada Ciidanka Gorgor ee lagu dilay dagaalka Gobolka Mudug ayaa Muqdisho lagu aasay

7th January 2024 admin 0

Aas qaran ayaa loo sameeyay maydka Abaandulihii Guutada 18-aad ee ciidanka Gorgor Cabdi Maxamed Sheekh Xasan (Suulnuug) oo shalay ku dhintay dagaal ciidanka Dawladda iyo […]

xasansheekh

Madaxweyne Xasan oo saxiixay Qaraarkii Baarlamaanka Soomaaliya ee lagu buriyey Heshiiskii Muuse Biixi iyo Abiy Axmed

6th January 2024 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay sharciga Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee burinta is-afgaradka dowladda Itoobiya iyo Soomaaliland, kaas oo ay ansixiyeen […]

fiqi

Wasiir Fiqi oo golaha shacabka horgeeyay Hindise sharciyeedka Ilaalinta Iyo Taakulaynta Barakacayaasha

6th January 2024 admin 0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya XFS mudane Axmed Macalin Fiqi ayaa maanta horgeeyey Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka […]

Xamze

Sawiro:Ra’iisalwasaare Xamse oo Kulan Laqaatay Safiirka Sacuudiga

6th January 2024 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Boqortooyada Sucuudi Carabiya u fadhiya Soomaaliya, Mudane Axmed Bin Maxamed […]

Xasansheekh

Daawo:Madaxwayne Xasan oo Mar Kale ka Hadlay Hishiiskii Itoobiya

5th January 2024 admin 0

Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Khudbadii Jimcaha ee maanta kaga hadlay xadgudubka Itoobiya ee gobnimada iyo midnimada dalka iyo dadka Soomaaliyeed. Madaxweynaha ayaa […]

puntland

Jadwalka Doorashada Madaxwaynaha iyo Kuxigeenka Puntland oo La shaaciyey

5th January 2024 admin 0

Guddiga Doorashada madaxweynaha iyo kuxigeenka Puntland ayaa shaaciyay jadwalka Doorashada. Guddiga Doorashada Puntland ayaa Sheegay qabashada araajida inay Maanta Bilaabanayso iyadoo ku eg bari Afarta […]

farah

Daawo:Xildhibaanada Kenya oo Ka Horyimid Heshiiskii Abiy Axmed Iyo Muuse Biixi

4th January 2024 admin 0

Xildhibaanada Soomaalida ah ee ku jira Baaralmaanka Kenya oo xadgudub ku tilmaamay heshiiskii Adis Ababa uguna baaqay Madaxweynaha Kenya inuu shir degdeg ah isugu yeero […]

Puntland

Barlamaanka Lagu Muransan Yahay ee Puntland oo Gudoomiye Doortay

4th January 2024 admin 0

Xildhibaannada Baarlamaanka Puntland ee wali khilaafka ka jiro ayaa Maanta oo Khamiis ah doortay Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka kadib doorasho ka dhacday magaalada Garoowe . […]

Posts pagination

« 1 … 5 6 7 8 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes