Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: January 2024

xasansheekh

Sawiro:Madaxweyne Xasan oo Aqoonsiga Danjirinimo ka Guddoomay Danjireyaal Afar ah

14th January 2024 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka, Hindiya, Japan, Czech iyo Ururka Jaamacadda Carabta […]

Ciyaartooy

Ciyaartoydii KGS oo Baydhabo Ku Noqday iyo Fadeexad Soo Gaartay Dowlada Soomaliya

14th January 2024 admin 0

Ciyaartoydii xulka Koonfur Galbeed ayaa dhibaatooyin iyo dhaawacyo loogu geystay magaalada Muqdisho, halkaas oo maalmihii u danbeeyey uu ka socday koobka kubbadda cagta ee Maamul […]

muusebiixi

Masuuliyiinta Kasoo Jeeda Somaliland oo Dowlada ku taageeray go’aankii ay ka qaadatay heshiiskii Abiy Axmed iyo Muuse Biixi

13th January 2024 admin 0

Ra’iisul-wasaare ku xigeenka XFS Salah Jama,Wasiirada iyo Xildhibaanada 2-da aqal ee kasoo jeeda Soomaaliland oo DF ku taageeray go’aankii ay ka qaadatay heshiiskii Abiy Axmed […]

masjid

Fadlan Ka qayb Qaata Dhismaha Masjidka Al Imaamu Shaafici ee Degmada Warta-nabada

13th January 2024 admin 0

Culimaa’udiin iyo Gudiga Masjidka Al Imaamu Shaafici ee degmada Warta-nabada ayaa ku baaqay in laga qeyb qaato dhismaha iyo dayactirka qeybo masjidka ka maaid ah.

jimcaale

Daawo:Gudoomiyaha Banaadir oo Booqday Dhaawacyadii Ciyaartoyda koonfurgalbeed ee Muqdisho Lagu Dhaawacay

13th January 2024 admin 0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kulan la qaatay Wasiirka Wasaarada Dhalanyaradda iyo Cayaaraha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed […]

Boliis

Boliiska òo Ka Hadlay Weerar Lagu Qaaday Ciyaartoyda KoonfurGalbeed

13th January 2024 admin 0

Taliyaha Booliska Soomaaliya Janaraal Sulub Axmed Firin ayaa ka hadlay dhaawacyo magaalada Muqdisho loogu gaystay Ciyaartoyda Koonfurgalbeed. Taliye Sulub ayaa amray Hey’addaha Amaanka inay Baaritaan […]

xasansheekh

Puntland oo Sharci Daro Ku Tilmaantay Hawsha Xasan Sheekh Muqdisho Kawado

12th January 2024 admin 0

Maamulka Cusub ee Puntland sida Madaxwaynaha. Kuxigeenkiisa iyo Gudoomiyaha Barlamaanka Puntland ayaa Madaxwaymaha Soomaaliya Xasan Sheekh ugu baaqay inuu joojiyo kali talisnimada uu kawado Muqdisho. […]

muusebiixi

Dhageyso:Cabdiqaasim oo Ka Horyimid Heshiiskii Abiy Axmed iyo Muuse Biixi

12th January 2024 admin 0

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Cabdiqaasim Salaad Xasan oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in Somaliland ay tahay gobol ka mid ah Jamhuuriyadda Federaalka […]

Xasansheekh

Madaxwayne Xasan oo Kulan Mahiin ah La Qaatay Safiirka Shiinaha

11th January 2024 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan miradhal ah la qaatay Safiirka Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Mudane Fei Shengchao. Safiirka […]

karaash

Madaxwayne Kuxigeenkii Hore ee Puntland oo Xilka Wareejiyey

11th January 2024 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta ka qeybgalay Munaasabadda xilwareejinta Madaxweyne Ku-xigeenkii hore ee Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash oo […]

bananban

Sawiro:Bananbax wayn oo Looga Soo Horjeedo Itoobiya Oo Muqdisho Ka dhacay

11th January 2024 admin 0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo ay wehliyaan Wasiiro iyo Masuuliyiin kale ayaa kumanaan ka tirsan shacabka Caasimadda […]

barlaman

Daawo:Xildhibaanada oo Ka hadlay mooshin Laga gudbiyey Itoobiya iyo Imaaradka

10th January 2024 admin 0

Xildhibaano katirsan Golaha shacabka ayaa Sheegay in ay la Xisaabtami doonaan Wasaarada Warfafinta oo Been Abuur ku Tilmaamtay Mooshin ay Xukuumada ka Gudbiyeen oo ku […]

muusebiixi

Culimada Soomaaliyeed oo Bayaan ka soo saaray Heshiiskii Muuse biixi iyo Abiy Axmed

10th January 2024 admin 0

Maanta oo ay tariikhdu tahay 28/06/1445 , kuna beegan 10/01/2024 waxaa hotel-ka SYL ee magaalaada Mogadishu ka qabsoomay shir ay isugi yimaadeen culimada Soomaaliyeed, kaas […]

Xamze

Sawiro:Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabbilay danjiraha Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya

10th January 2024 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabbilay Danjiraha Dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Mike Nithavrianakis. Labada mas’uul ayaa […]

deni

Daawo:Deni oo Qado Sharaf u Sameeyey Musharaxiinta Madaxwaynaha iyo kuxigeenka puntland

9th January 2024 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo shalay dib-loogu doortay xilka Madaxweynaha Puntland 2024-2029, ayaa Qasriga Madaxtooyada kulan Qado Sharaf ah ugu sameeyay Musharixiintii […]

Posts pagination

« 1 … 4 5 6 … 8 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes