Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: January 2024

Xasansheekh

Madaywayne Xasan oo Safar Ku Tagay Dalka Masar

20th January 2024 admin 0

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ajiibay martiqaad rasmi ah oo uu u fidiyey dhiggiisa dalka Masar Mudane Cabdulfataax Al-siisi ayaa gaaray magaalada Qaahira ee xarunta […]

jimcaale

Sawiro:Guddoomiyaha Banaadir oo kulan casho ah la dugsiga gabdhaha Agoonta

20th January 2024 admin 0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo kulan dhiiragalin ah la qaatay Gabdhaha Agoonta Boondheere ayaa ka faala qaaday […]

Xasashekh

HSM Must Be Decisive Against Secessionists

19th January 2024 admin 0

President Hassan Sheikh Mohamud of Somalia must be decisive against secessionists in the north. By now, it should be crystal clear that separatists in Hargeisa […]

diyarad

AKhriso:Diyaarad u Socotay Hargaysa oo dib looga celiyay isticmaalka hawada Soomaaliya

18th January 2024 admin 0

Warsaxaafadeed ay soo saartay hay’adda duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa lagu yiri sida tan:-hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed iyadoo gudanaysa waajibaadkeeda shaqo maanta oo Khamiis ah. 18/01/2024 […]

xamze

Wasiirrada Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay go’aankii ka soo baxay shirkii Ururka Jaamacadda Carabta

18th January 2024 admin 0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ah, ayaa soo dhaweeyay go’aankii ka soo baxay shirkii aan caadiga ahayn ee Ururka Jaamacadda […]

xasansheekh

Daawo:Madaxwayne xasan oo Safar ku Tagay Uganda iyo Ujeedka

17th January 2024 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa caawa gaaray magaalada Kampala ee dalka Uganda. Mudane Xasan Sheekh Maxamuud madaxweynaha […]

xasandheere

Senator Xasan Dheere oo Si Kulul uga hadlay Afduubka Kenya u Gaysatay Janan

17th January 2024 admin 0

Senatir Xasan Daahir Yarow oo ka hadaayey afduubka Kenya u gaysatay Cabdirishiid Janan ayaa dowlada Soomaaliya ku eedeeyey inay ka gaabisay sidii uu xoriyadiisa u […]

itoobiyaairline

Dowlada Soomaaliya oo Ka Hadashay Diyaarad Itoobiyaan ah oo Celisay iyo Mid kale oo Hargaysa kasoo dagtay

17th January 2024 admin 0

Dowladda Soomaaliya oo war kasoo saartay Diyaaradda Ethiopian Airlines ee hawada Soomaaliya ay ka celisay, halka diyaarad kale oo leedahay Itoobiya ay Hargeysa ka dagtay. […]

Janan

Daawo:Ugaas Maxamed Ugaas Xaashi ayaa Kenya ugu Baaqay inay Wasiir Janan Xoriyadiisa Usoo Ceshaan

16th January 2024 admin 0

Ugaaska Maxamed Ugaas Xaashi iyo shacabka gobolka Gedo ayaa dowlada kenya ugu baaqay inay xoriyadiisa usoo ceshaan Wasiirkii hore ee amniga Jubbaland Cabdirashiid Janan.

fiqi

Sawiro:Wasiir Fiqi oo kulan la qaatay Salaadiin kasoo jeedo gobolka Awdal

16th January 2024 admin 0

-Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa maanta kulan wadatashi ah la qaatay Salaadiin, Cuqalo, Nabaddoonno, Ugaasyo iyo […]

muqdisho

Daawo:Qarax Muqdisho Ka Dhacay oo Qasaaro Sababay

16th January 2024 admin 0

Booliska Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixiyay Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Magaalada Muqdisho. Booliska oo soo saaray Qoraal kooban ayaa waxaa ay sheegeen […]

abiyaxmed

Daawo:Dowlada Soomaliya oo Sheegtay Inaan Wali Xariirka loo Jarin Itoobiya

15th January 2024 admin 0

Guddiga arrimaha Dibada ee Aqalka Sare ee Soomaaliya ayaa Maanta waxay Su’aale waydiiyeen masuuliyiinta Wasaarada Arimaha Dibada. Guddiga Aqalka Sarre ayaa Wasiir Dowlaha Arimaha Dibada […]

mahadsalaad

Daawo:Xildhibaan Murjaan oo Ku Baaqay Dagaalka Shabaab iyo Itoobiyo Loo weeciyo Mahad Salaad

15th January 2024 admin 0

Xxxildhibaan Maxamed Xasan Murjaan oo kamida Xildhibaanada Barlamaaka Soomaaliya oo ka hadlaayey Weerar hay’ada Nabadsugida Soomaaliya ku qaaday Shirka Hormuud ayaa ku baaqay in la joojiyo […]

Nissa

Akhriso:NISA oo warsaxaafadeed ka soo saartay weerar ay ku qaaday Xarumaha shirkadda Hormuud ee Muqdisho

15th January 2024 admin 0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ayaa warsaxaafadeed ka soo saartay war dhawaan ka soo baxay shirkadda Hormuud, kaas oo daba socday codsi shirkadda u […]

shamso

Daawo:Kusimaha madaxweynaha KGS oo si dareen leh ugu hadashey meel ka dhaca loo gestey Ciyaartoyda KGS

14th January 2024 admin 0

Kusimaha Madaxweynaha Koonfur-galbeed ahna Gudoomiyaha 2aad Ee Golaha wakilada KGS Marwo Shamso maxamed yarow oo si dareen leh ugu hadashey meel ka dhaca loo gestey […]

Posts pagination

« 1 … 3 4 5 … 8 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes