Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: January 2024

barlaman

Daawo:Xildhibaanada Laba Aqal oo Ka Horyimid Kulanka bari iyo waxka badalka Dastuurka

23rd January 2024 admin 0

Qaar kamida Xildhibaanada Labada aqal ee Soomaaliya oo Kulan Mahiim ah Muqdisho Ku Yeeshay ayaa ka horyimid kulanka bari dhacaya ee looga hadlayo waxka badalka […]

farah

Faarax Macalin ayaa Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Garoowe ee Xarunta Maamulka Puntland

23rd January 2024 admin 0

Guddoomiye ku xigeenkii hore ee Baarlaamka Kenya Xildhibaan Faarax Macalin Dawaara oo ka qayb gelaya caleemasaarka Madaxwaynaha Puntland ayaa Magaalada Garoowe Lagu soo Dhaweeyey.

Geedi

Daawo:Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Proff Cali Maxamed Geeddi oo Garoowe Lagu Soo Dhaweeyey

23rd January 2024 admin 0

Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geeddi oo ka qayb gelaya caleema saarka Madaxwaynaha Dawladda Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa Garoowe Lagu Soo Dhaweeyey.

Ciidan

Sawiro:Saraakiil ka tirsan Ciidamada Cirka Domaapiya iyo Qatar oo Tobabar loo soo xiray

23rd January 2024 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Amiirka Dalka Qatar ayaa ka qeyb-galay munaasabad ay ku qalan jabinayeen saraakiil ka tirsan ciidamada cirka ee dalalka Soomaaliya, Qatar […]

Farmaajo

Farmaajo iyo Xasan Sheekh oo Kawada Hadlay Arimaha Dastuurka

23rd January 2024 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kula kulmay magaalada Doha Madaxweynihii Hore ee dalka Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay ka wada […]

shariif

Madaxwayne Sheekh Shariif ayaa Ka Digay Qorshaha Xasan Sheekh Dastuurka Wax Oga Badalayo

22nd January 2024 admin 0

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ka digay qorshaha Dowladda Federalka Soomaaliya ee Dastuurka KMG ah wax looga badalayo. Qoraal kasoo baxay […]

deni

Madaxwaynihii Hirshabeelle oo Lagu Soo Dhaweeyey Garoowe

22nd January 2024 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta si diiran loogu soo dhoweeyay Magaalada Garowe ee Caasimada Dowladda Puntland oo […]

xasansheekh

Madaxweynaha JFS iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray dalka Qatar Si uu Taageero Uga helo

22nd January 2024 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Dooxa ee dalka Qatar. Madaxweynaha ayaa kulan ku saabsan xiriirka […]

Farmaajo

Madaxwayne Farmaajo oo walaac ka Muujiyey qorshaha Madaxtooyada ee laalista Dastuurka KMG

22nd January 2024 admin 0

Madaxwaynihii hore ee soomaaliya Maxamed Cabdulaahi farmaajo ayaa ka Digay qorshaha Madaxwayne Xasan uu wado kaas oo labo in Isbadal lagu sameeyeo Dastuurka Soomaaliya. Iyadoo […]

Xamze

Sawiro:Xamsa oo kulan la qaatay Masuuliyiin ka socotay Qaramada Midoobay

22nd January 2024 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan dhanka taageerada howlgallada […]

Bangiga

Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay xisaab xirka Sanad Maaliyadeedka 2022

22nd January 2024 admin 0

Xilldhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulan wada jir ah kaas oo ay shir guddoomisay guddoomiye ku xigeenka koowaad ee […]

igad

Dalka Suudaan Ayaa Iskaga Baxay Urur-goboleedka IGAD Kadib Fowdo ay Kala Kulantay

21st January 2024 admin 0

Dowlada Suudaan ayaa joojinaysa xubinimadeeda ururka Igad ee waqooyi bari Afrika isku day ay ku dhexdhexaadinayso colaada ka jirta dalkaasi. Igad ayaa isku dayaysay in […]

xamze

Sawiro:Ra’iisul wasaare Xamse oo kormeer shaqo ku tagay wasaaraddii ay gareeriyootay wasiir Khadiijo

21st January 2024 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqal Insaanka, si uu ugu kuurgalo […]

xasansheekh

Madaxwayne Xasan iyo Siisi oo Kawada Hadlay Damaca Itoobiya

21st January 2024 admin 0

Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo si diirran loogu soo dhaweeyey Qasriga Al-Itixaadiyah ee looga arrimiyo dalka Masar ayaa kulan la qaatay Madaxweynaha dalkaas […]

saacid

Daawo:Ra’iisalwasarihii Hore ee Soomaaliya Saacid Faraax ayaa Garoowe Lagu Soo dhaweeyey

20th January 2024 admin 0

Qaar ka mid ah golayaasha Daowladda Puntland ayaa magaalada Garoowe ku soo dhaweeyey raiisalwasaarihi hore ee Dowladda Soomaaliya Cabdi Farax Shirdoon oo ka qayb gali […]

Posts pagination

« 1 2 3 4 … 8 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes