Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: January 2024

Xasansheekh

Shirka Amniga Soomaliya oo Ka Furmay Imaaradka Carabta

31st January 2024 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka Isu-tagga Imaaraatka Carabta kaga qeyb galay Shirka ku saabsanaa Amniga Soomaaliya oo ay ka qeyb […]

shariif

Akhriso:Sheriif Sheekh Axmed oo Soo Dhaweeyey Shirka ka Furmaya Garoowe

31st January 2024 admin 0

Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay gogosha wadahadalada ee ka furmi doonta Magaalada Garoowe ee Xarunta maamul goboleedka Puntland. War qoraala […]

KulaneJiis

Daawo:Xildhibaan Kulane oo Sheegay Wasiiradii Darood inay Ku Maqan yihiin Xasan Sheekh

31st January 2024 admin 0

Xildhibaan Cabdulaahi Kulane oo kamid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa ka hadlay arimo dhowr ah oo ay kamid yihiin wasiiradii Beesha Daarood qaar kamida oo […]

Baardheere

Kulan looga arrinsanayey sidii dib loogu dayactiri lahaa Buundooyinkii Gobolka Gedo oo Muqdisho Ka Dhacay

31st January 2024 admin 0

Kulan ay soo qaban qaabisay hay’ada Alraxma oo looga arrinsanayey sidii dib loogu dayactiri lahaa Buundooyinkii Gobolka Gedo ee ku dumay roobabkii ka da’ay gobolkaas […]

shakuur

Daawo:Cabdiraxman Cabdishakuur oo Dowlada ugu baaqay Inay Magacowdo wasiirada Marexaan iyo Majeerteen

31st January 2024 admin 0

Xildhibaan Cabdiraxman Cabdishakuur oo ka hadlaayey dagaalka u dhaxeeya Itoobiya iyo Soomaaliya iyo Safarka Madaxwayne Xasan Sheekh uu dalalka Dibada ku tagayo isagoo wadan wasiirkii […]

Mahadsalaad

Dhageyso:Sarakiil Ciidan iyo Shacab oo ku dhintey dagaal Culus oo Ka dhacay Degmada Daynile

31st January 2024 admin 0

Magaalada Muqdisho gaar ahaan Degmada Dayniile ee Gobolka Banaadir waxaa ka dhacay dagaal sababay dhimasho iyo dhaawac kaas oo u dhaxeeya ciidamada Nabadsugida iyo MMilitariga […]

Farmaajo

Farmaajo oo Soo dhaweeyey Shirka Garoowe Kuna Baaqay In La joojiyo wax kabadalka dastuurka ee aan laysku raacsanayn

30th January 2024 admin 0

Madaxwaynihii hore ee soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa ka hadlay arimo badan oo ay kamid yihiin kulankii isaga iyo Madaxwayne Xasan Sheekh ku dhexmaray Qatar, […]

fiqi

Sawiro:Fiqi iyo gudoomiyaha hay’adda qaxootiga oo la kulmay dadka soo barakacay

30th January 2024 admin 0

Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta dowladda FS mudane Axmed Macallim Fiqi oo ay wehliso Marwo Safiyo Xasan Maxamed ayaa maanta xarunta […]

Deni

Daawo:Deni oo shaaciyey Shir ay Dowlada Dhaqaalaha ku Baxay bixinayso opo Garoowe Ka dhacaya

30th January 2024 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa u mahadceliyay Masuuliyiintii iyo marti sharaftii kasoo qeybagashay munaasabadii Caleemasaarkii Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland ee Garoowe […]

Qoor

Daawo:Qoorqoor oo Ku dhawaaqay in Dalka Laga Difaaco faragalinta iyo gardarada Shisheeye

30th January 2024 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa furay kalfadhiga 9-aad ee Golaha Wakiillada Dowladda Galmudug. Madaxweynaha oo khudbad ka jeediyay madasha ayaa Golaha uga […]

shakuur

Daawo:Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo Ka Digay in Barlamaanka ansixiyaan Heshiis aynan Arag

29th January 2024 admin 0

Mudanayaasha Golaha Shacabka ee BJFS oo akhrinta koowaad marsiiyay Heshiiska ku biirista Urur Goboleedka iskaashiga dhaqaalaha Bariga Afrika. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa yiri sidaan […]

Xamze

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Wasiira Cusub

29th January 2024 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Wasiirrada Wasaaradaha Beeraha iyo Howlaha Guud. Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka xukuumaadda Soomaaliya […]

Xasansheekh

Madaxwaynaha Soomaaliya oo Safar ku tagay Dalka Talyaaniga iyo Ujeedka

28th January 2024 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Rome ee dalka Talyaaniga, halkaas oo ay kaga qeyb-geli doonaan […]

ilhaan

Daawo:Ilhan Omar oo ka hadashay markii ugu horeysay arinta badda Fariina u dirtay Ethiopia

28th January 2024 admin 0

Xildhibaanadda laga soo doorto gobolka Minnesota ee ka tirsan Golaha Wakiillada Mareykanka, Ilhaan Cumar, ayaa makrii ugu horreysay ka hadashay khilaafka badda ee u dhaxeeya […]

sacuudi

Sawiro:Sacuudiga oo Soomaaliya Ka Hirgalinaya mashruuc ay Ku Kacayso 40 Milyan

28th January 2024 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa daah-furay mashaariic la xiriirta dhinacyada Caafimaadka, Waxbarashada, Biyaha iyo Gargaarka oo ay ka hirgelineyso […]

Posts pagination

1 2 … 8 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes