Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: December 2023

aqalka sare

Daawo:Aqalka Sarre oo Ka Dooday Sidii Ajaanibta Sharci loo Siin lahaa

11th December 2023 admin 0

Golaha Aqalka sare ee Soomaaliya oo Akhrinta koowaad marsiiyay Hindise sharciyeedka Qaxootiga iyo magan-galyadoonka.

Oogle

Jubbaland:Buundada Bardheere Ha dhiseen Qurbajoogta iyo dadka kale

10th December 2023 admin 0

Wasiirka Arimaha Gudaha Jubbaland Maxamed Cabdi Oogle oo kamida wasiirada Beesha Mareexaan ku matala Maamulka Axmed Madoobe oo laga filaayey Dhaqaalo lagu dhiso Buundada Baardheere […]

ugaas

Daawo:Ugaas Maxamed oo Ka Macadceliyey Hadhimo sharafeed ay usameysay Beesha Dishiishe

10th December 2023 admin 0

Beelweynta Dishiishe oo Hormuud u yahay Ugaas Cabdifataax Ugaas Yaasiin Ugaas Cabdiraxmaan ayaa Munaasibad Hadhimo sharafeed ugu Sameeyey Ugaas Maxamed Ugaas Axmed Ugaas Faarax iyo […]

muse

Madaxwaynaha Somaliland oo Xilka Ka qaaday qaar kamida Wasiiradiisa

10th December 2023 admin 0

Madaxweynaha Maamulka Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne uu xilka qaadis, magacaabid iyo bedel ku sameeyey qaar ka mida masuuliyiinta Xukuumadda Jamhuuriyadda […]

Qoor

Sawiro:Qoorqoor oo daah-furay mashruuca dhismaha dekadda Hoyo

10th December 2023 admin 0

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi kaariye Qoor-Qoor oo ay wehliyaan masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka iyo Ganacsato ayaa daahfuray Mashruuca dhismaha Dekedda Hobyo ee Galmudug. Madaxweyne […]

Ugaas

Daawo:Ugaas Maxamed ayaa Booqday Dekada iyo Garoonka Diyaradaha Boosaaso

9th December 2023 admin 0

Ugaas Maxamed Ugaas Axmed Ugaas Faarax iyo Wefti uu hogaaminaayo ayaa Booqday Dekeda Magaalada Boosaaso oo ah isha dhaqaalaha Puntland iyo garoonka Diyaaradaha waxaana ku […]

faroole

Daawo:Senator faroolo ayaa ka hadlay Khilaafka Doorashada Puntland

9th December 2023 admin 0

Senator Cabdiraxmaan Faroole oo Safar dalka dibadiisa ah ku maqnaa ayaa maanta Garoowe lagu Soo dhaweeyey, waxuuna ka hadlay Xiliga laqabanayo doorashada Puntland.

xasansheekh

Sawiro:Kulan Jabuuti ku Dhexmaray Xasan Sheekh iyo Ismaaciil Cumar Geele

9th December 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta dalka Jabuuti kaga qeyb-galaya Meertada 41-aad ee Urur-goboleedka IGAD ayaa kulan-doceed la qaatay dhiggiisa Jamhuuriyadda […]

Baadiyow

Madaxwayne Xasan oo Magacaabay Ergayga arimaha Dib U heshiisiinta

9th December 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay in uu noqdo Lataliyaha Madaxweynaha JFS ee arrimaha Dib u heshiisiinta, Mudane Dr. […]

ugaasmaxamed

Ugaas Maxamed Ayaa ka Mahadceliyey Sida loogu soo dhaweeyey Boosaaso

8th December 2023 admin 0

Ugaaska Guud ee Beesha Mareexaan Ugaas Maxamed Ugaas Axmed ayaa maanta siweyn loo soo dhaweyay Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari. Soo dhaweynta ugaaska waxaa […]

Qoorqoor

Madaxwaynaha Galmudug ayaa lagu Soo dhaweeyey Magaalada Hobyo

8th December 2023 admin 0

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo hoggaaminaya wafdi sare ayaa galabtay gaaray Degmada Hobyo ee Gobolka Mudug. Wafdiga madaxweynaha ayaa ka kooban xildhibaannada […]

Wasiir

Itoobiya oo Ssomaaliya usoo diraysa Ciidamo Suga Amniga Bada

8th December 2023 admin 0

Wasiirka Wasaaaradda Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo dhiggiisa Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Federaalka Itoobiya mudane Abraham Belay ayaa si loo dardargeliyo iskaashiga dhanka […]

ugaasmaxamed

Daawo:Ugaas Maxamed Ugaas Axmed ayaa ka hadlay Sida Wanaagsan ee loogu soo Dhaweeyey Qardho

7th December 2023 admin 0

Ugaas Maxamed Ugaas Axmed oo kasoo kicitimay Magaalada Garoowe ee xarunta Maamul goboleedka Puntland ayaa waxaa lagu soo dhaweeyey magaalada hoyga uu ka dagan yahay […]

boqorka

Boqor Burhaan ayaa Qardho Kusoo Dhaweeyey Ugaas Maxamed Ugaas Axmed iyo Waftigiisa

7th December 2023 admin 0

Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa Magaalada Qardho kusoo dhaweeyey waftiga Ugaas Maxamed Ugaas Axmad oo Puntland u yimid sidii loo xalin lahaa arimaha Doorashooyinka.

xamze

Ra’iisalwasaare Xamse oo Amaan u Jeediyey ha’ada Duulista rayidka

7th December 2023 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo ka qayb galay munaasabdda xuska maalinta Caalamiga ee Duulista rayidka, ayaa tilmaamay in Soomaaliya […]

Posts pagination

« 1 … 4 5 6 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes