Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: December 2023

ugaasmaxamed

Daawo:Ugaas Maxamed ayaa ka Tacsiyeeyey Geeridii Sheekh Maxamed Xaaji Yuusuf

31st December 2023 admin 0

Ugaaska Guud ee Sade Daarood ugaas Maxamed Ugaas Axmed Ugaas Faarax ayaa ka ticsiyey Allah unaxariisto ee Sheekh maxamed Xaaji Yusuf oo kugeeriyooday magaalada Muqdisho.

Aadanmadoobe

Gudoomiye Aadan Madoobe oo Gudoomiyey kulanka 7-aad ee Guddiga Joogtada ah ee BJFS

31st December 2023 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka 7-aad ee Guddiga Joogtada ah ee Golaha […]

Daawo:Cabdiwali Gaas “Puntland Xasiloon ayaan ka tagay waxaanse u imid Puntland Madaxa Kusocota

31st December 2023 admin 0

Musharax Madaxweyne Cabdiwali Cali Gaas oo soo bandhigay olalihiisa Siyaasadeed ayaa Sheegay inuu ka tagay Puntland xasiloon siyaasad ahaan, Qaanuun ahaan iyo Ummad ahaan-ba, 5 […]

Aadanmadoobe

Gudoomiye Aadan Madoobe oo ka tacsiyeeyay geerida AUN  Xildhibaan Sheekh Shaacir Sheekh Maxameed

30th December 2023 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxmed Nuur (Madoobe) ayaa uga tacsiyeeyay qoyska, ehelada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed geerida […]

Xasansheekh

Madaxweyne Xasan oo ka tacsiyeeyay geerida Xildhibaan Sheekh Shaacir Sheekh Maxameed

30th December 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Xildhibaan […]

karaash

karaash oo Taageeeay inay Doorashada Puntland lagu Galo 49 Xildhibaan

30th December 2023 admin 0

Madaxwayne ku Xigeenka Pumtland Axmed Cilmi Karaash ayaa taageeray Go’aankii Isimada Puntland iyo kii Garaadada SSC. War Qoraal ah oo soo saaray Madaxwayne kuxigeenka Puntland […]

Muuse

Muuse Biixi oo Diiday inuu Raali Galin Ka Bixiyo Xasuuqii Laascaano

29th December 2023 admin 0

Warmurtiyeedka Shirka Djibouti ee wadahadalada Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Dawladda Somaliland’ Ayadoo laga ambaqaadayo dardargelinta Geeddi-socodka wadahadalada Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Dawladda Somaliland ayaa waxaa […]

xasansheekh

Daawo:Deni oo Cambaareeyey Xasan Sheekh iyo Shirka Jabuuti

29th December 2023 admin 0

Hadaljeedinta Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo ku dhawaaqay in uu u taaganyahay xilka Madaxweynaha Dowladda Puntland (2024-2029) ayaa ka hadlay Shirka Jabuuti. […]

Muuse

Xasan Sheekh iyo Muuse Biixi oo Jabuuti Ku Kulmay

28th December 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka Jabuuti kaga qeyb galay kulan lagu sii amba-qaadayo wadahadalladii u dhaxeeyey Dowlada Federaal ka Soomaaliya […]

xasanshekkh

Madaxweynaha xasan oo u dhoofay jabuuti Si uu ula Kulmo Muuse Biixi

28th December 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa safar ugu ambabaxay magaalada Djibouti ee dalka Jamhuuriyadda Djibouti, Ujeedka socdaalka Madaxweynaha ayaa ah in la […]

Muuse

Muuse Biixi oo u Dhoofay Jabuuti si uu ula kulmo Xasan Sheekh

28th December 2023 admin 0

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa safar shaqo ugu baxay dalka Jamhuuriyadda Jabuuti. Ujeedada safarkan weftiga Madaxweynuhu hoggaaminayo ayaa ah […]

jimcaale

Maamulka Banaadir oo Gacanta ku dhigay Shirkado lacago baad ah ka qaadayay Bajaajleyda

27th December 2023 admin 0

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa gacanta kusoo dhigay shirkado lacaga been abuur ah ka qaadayay Bajaajleyda ka howl gasha Muqdisho, waxa uuna maamulka Gobolka sheegay in […]

muqdisho

Daawo:Hoobiye lagu Garaacay Xaafad ka tirsan Muqdisho iyo Khasaare ka dhashay

27th December 2023 admin 0

Warar Dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Hoobiye Saaka Aroornimadii hore ku dhacay Qaybo ka mid ah Magaalada Muqdisho ee caasumada Soomaaliya. Guri ku yaalla Degmada […]

abiyahmed

Itoobiya oo ku dhowaaqday inay iska bixin wayday daynta Lagu Lahaa

26th December 2023 admin 0

Dowladda Ethiopiya ayaa ku dhawaaqday maanta in ay awoodi wayday inay iska bixiso daynta lagu leeyahay, iyadoo noqonaysa dalkii saddexaad ee Afrika ee daynta iska […]

XasanSheekh

Daawo:Muqdisho oo Lasaaray Xayiraad Koofiyadaha, Cimaamad iyo Indho shareerka

26th December 2023 admin 0

Dowlada Soomaaliya oo shacabka Muqdisho kusoo rogtay Xayiraad xaga dharka la xirto sida Koofiyadaha, cimaamada iyo niqaabka dumarka.xirtaan. xayiraada dharka ee shacabka Muqdisho lagu soo […]

Posts pagination

1 2 … 6 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes