Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: November 2023

jawaari

Jawaari oo Ka Hadlay Dhiibatada Biyaha Ugaysteen Baydhabo

6th November 2023 admin 0

Gudoomiyihii hore Golaha Shacabka Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa baaq kasoo saarey fatahaadaha degaanada Koonfur Galbeed gaar ahaan magaalada Baydhabo.

xaj

Akhriso:Shuruudaha Shirkadaha u tartamaya Adeega Xajka 1445/2024 lagu Soo Rogay

5th November 2023 admin 0

Guddiga tartanka adeegga xajka ayaa soo saarey Shuruudaha tartanka Adeega Xajka ee 1445/2024. Qoraal kasoo baxay guddiga ayaa lagu faray shirkadaha duulimadyada ee raba in […]

saacid

Daawo:Ra’iisul wasaarihii hore Saacid oo lagu soo dhaweeyey Magaalada Melbourne

3rd November 2023 admin 0

Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa lagu soo dhaweeyey Magaalada Melbourne ee dalka Australia.

sheegow

Daawo:Sidee u aragtaa 20 Nin oo Hal Beel ah oo Maxkamada Ciidamada Xukun ku Riday!!!

2nd November 2023 admin 0

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta xukunno kala duwan ku riday Sheegow iyo Maleeshiyo uu watay, iyada oo Maxkamaddu ay ku riday xukunno isugu jira; […]

Matabaan

Kulan Looga Hadlaayey dagaal beeleedyada ayaa ka dhacay Matabaan

2nd November 2023 admin 0

Dhallinyarada Degmada Mataban ee gobolka Hiiraan ayaa ka hadlay dil habeen ka hor magaaladaas loogu geystay mid ka mid ah dhallinyarada degmada iyo dagaal beeleedyo […]

fiqiwww.gedotimes.com

Daawo:Fiqi oo Shaaciyey inuu dalku dib ugu Noqday 91kii

2nd November 2023 admin 0

Wasiirka Arrimaha gudaha XFS Mudane Axmed Macallin Fiqi oo Shir jaraa’id kaga hadlay xaalada ayaa sheegay dalka inuu dib ugu noqday 91kii kadib markii dagaal […]

cadaado

Cadaado Aas loogu Sameeyey Labo Ganacsade oo Dil aanu qabiil ah loogu gaystay Dhuusamareeb

1st November 2023 admin 0

Magaalada Cadaado ayaa lagu aasay Allaha unaxariistee Shiiq Xasan Diirshe Cade iyo Saciid Tahliil Maxamed oo xalay aano qabiil loogu dilay Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta […]

Ismaciil

Daawo:Madaxwaynaha Jabuuti oo Ka Qayb Galay Xulka Maalinta Dhalinyarada Africa

1st November 2023 admin 0

Wadanka Djibouti waxaa lagu qabtay Munaasabad lagu Xusayey Maalinta Dhalinyarada Africa waxàana ka qeyb galay Madaxweynaha Dalka Djibouti Ismaaciil Cumar Geelle.

xamze

Xamse oo guddoomiyey kulanka golaha hannaanka casriyeynta iyo isbeddelka Soomaaliya

1st November 2023 admin 0

R’iisul wasaaraha xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre ayaa guddoomiyey kulankii ugu horreeyay ee golaha hannaanka casriyeynta iyo isbeddelka Soomaaliya, kaas oo looga […]

Posts pagination

« 1 … 4 5

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes