Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: November 2023

Guriceel

Daawo:Askari Dil Ka Gaystay Guriceel oo Saaka Dil Lagu Fuliyey

19th November 2023 admin 0

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa saaka dil toogasho ah ku fulisay Cabdisalaan Cali Axmed oo dilay Cabdulaahi Cali Huday. Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ayaa Cabdisalaan […]

Agaasimihii Hore e Villa Soomaaliya Ayaa Qalad Ku tilmaamay Maxkamada Koofi looga yeeray

18th November 2023 admin 0

Agaasimihii Hore e Villa Soomaaliya Cabdi Nuur Maxamed Axmed. oo ka qayb galay Xafladlagu soo bandhigaayey Buug uu qoray agaasimihii Hore ee Hay’adda Socdaalka Maxamed […]

muqtaar

Guddiga adeegga Xajka oo maanta shaaciyay liiska shirkadihii ku guuleystay wareegii 1aad

18th November 2023 admin 0

Guddiga adeegga Xajka oo ay magacowday Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Soomaaliya ayaa maanta shaaciyay liiska shirkadihii ku guuleystay wareegii 1aad ee tartanka Xajka.

laftagareen

Daawo:Madaxwayne Laftagareen oo Qaabilay Wafti Kasocda Aqalka Sarre

18th November 2023 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa qaabilay Gudiga Arimaha Gudaha Dib-Uheshiisinta Arimaha Federaalka iyo Xiriirka Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka […]

dab

Dab Xalay Ka Kacay Muqdisho oo Qasaaro Wayn Gaystay

18th November 2023 admin 0

Dab ayaa ka kacay qeybo kamid ah suuqa Xamarweyne ee gobolka Banaadir kaas oo gaystay qasaaro hantiyadeed oo badan. Shacabkii hantidoodii ay ku basbeeshay dabkii […]

xasansheekh

Sawiro:Xasan Sheekh oo guddoomiyey shir looga hadlayey amniga

16th November 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Saraakiisha iyo Taliyeyaasha Ciidamada oo uu […]

Baardheere

Dowlada oo Ka hortimid in la kireeyo Doomihii Bardheere lageeyey

16th November 2023 admin 0

Wararka Maanta Laga Heelaayey Degmada Baardheere ayaa sheegayey in Doomihii Dowlada Gaysay Baardheere iyo kuwa ay ku deeqeen Jaaliyadaha Dibada dadka laga Kireeyey si ay […]

koofi

Agaasimihii hore ee Hay’adda Socdaalka DF oo Maxkamadeyntiisa Muqdisho bilaabatay

16th November 2023 admin 0

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta u fariisatay dhegaysiga Dacwad loo haysto Saraakiil Dowladdeed oo dalka ka maqan kuwaas oo ku Eedaysan Musuq maasuq iyo Xatooyo […]

daawo

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka oo gargaar u dirtay Degmada Baardheere

16th November 2023 admin 0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SODMA oo wali wada gurmadka loo sameenaayo shacabka Soomaaliyeed ee iskugu darsoomeen daadadka El-Niño iyo fatahaadaha ay sameyeen wabbiyada […]

guudlaawe

Fatahaadyo ku Dhuftay Mahadaay iyo Madaxwayne Guudlaawe oo Booqday

15th November 2023 admin 0

Madaxweynaha dowlad gobaleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta si diiran loogu soo dhoweeyay Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha Dhexe. […]

xasansheekh

Sawiro:Madaxweyne Xasan oo Safar Ku Tagay dalka Burundi

15th November 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa safar shaqo oo maalin ah ku tagay dalka Burundi, halkaas oo uu kulammo kula qaadanayo Madaxweynaha […]

baladwayne

Daawo:Dad Kale oo ku Dhintay Fatahaada Wabiga Baladwayn

15th November 2023 admin 0

Maamulka Gobolka Hiiraan iyo kan Degmada Baladweyne ayaa sheegay in 8 qof ay ku geeriyootay Fatahaadda Wabiga iyo Daadadka Roobka.

Khaatumo

Yaa Ka dambeeyey in SSC-Khaatumo looga reebo tartanka ciyaraha 

15th November 2023 admin 0

Wasaaradda ciyaaraha Soomaaliya ayaa sheegay in gabi ahaanba laga reebay ciyaartoyda xulka SSC- Khaatumo ka qayb galka ciyaaraha Maamul Goboleedyada dalka oo dhawaan la filayo […]

laftagareen

Laftagareen oo Qaabiya Gudiga Loo Xilsaaray Fatahaadaha

14th November 2023 admin 0

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wafdi uu hogaaminayey Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka […]

mahadsalaad

Ninkii Mahad Salaad Usoo Diray inuu Qalqaliyo Amniga Guriceel oo Lasoo Qabtay

14th November 2023 admin 0

Hay’addaha amaanka ayaa goob fagaaro ah kusoo bandhigtay eedeysane ku eedeysan dilka marxuum Cabdulaahi Cali Hudey, kaaso oo uu Mahad Salaad usoo diray inuu amni […]

Posts pagination

« 1 2 3 4 5 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes