Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: November 2023

Somalia

Sooomaliya oo si rasmi ah uga mid noqotay Ururka Bariga Africa

24th November 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ka qeyb-galay Meertada 23-aad ee Hoggaamiyeyaasha dalalka ku mideysan Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika (EAC) ayaa guddoomay kursiga xubinnimo […]

xasansheekh

Daawo:Madaxwayne Xasan oo Lagu Soo Dhaweeyey Dalka Tanzania

23rd November 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo si diirran loogu soo dhaweyeyey magaalada Arusha ee dalka Tansaaniya ayaa ka qeyb-galaya Shirka Madaxda Dalladda […]

aqalka sare

Sawiro:Guddoomiyaha Aqalka Sare oo Qaabilay Safiirka midowga Yurub ee Soomaaliya

23rd November 2023 admin 0

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka cusub ee midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya, […]

sacdiyofirinbi

Daawo:Guddoomiye Sacdiya Firinbi oo Shir guddoomisay kulankii gudidda joogtada

23rd November 2023 admin 0

Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Marwa Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar oo uu wehlinayay Guddoomiye Ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane […]

Xamse

Safarkii Xamse ku Tagay Gedo oo ahaa Igu Sawir iyo Faaninta Jubbaland

23rd November 2023 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Sadex Maalin ka hor ku tagey Safar igubsawir ah degmada Doolow ee Gobolka Gedo. […]

Daawo:Fatahaadaha iyo Daadadkii Roobka oo Ka dulmaray Guryaha Degmada Buurdhuubo

22nd November 2023 admin 0

Xaalada dagmada buurdhuubo ee gobolka Gedo ayaa aad looga dayrinayaa kadib markii guryihii Magaalada ay ka kormareen Fatahaadaha iyo Daadadkii Roobka.

Daawo:Munaasabad Loogu Dabaldagayo Guusha Isbitaalka Shaafi

22nd November 2023 admin 0

Munaasabad lagu Maamusay Dhaqaatiirta Isbitaalka Shaafi oo ku guulaystay kuwa ugu Wanagsan ee u adeegay Bulshada Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay Magaalada Muqadisho.

xaj

Shirdaha Ku Guulaystay Adeega Xajka Sanadka 1445/2024 oo La Shaaciyey

22nd November 2023 admin 0

Guddiga Tartansiinta Shirkadaha adeega xajka ayaa soo saarey liiska magacyada shirkadaha ku guuleystey fulinta adeega xajka sanadka 1445/2024. Guddoomiyaha guddiga ahna agaasimaha guud ee wasaaradda […]

laftagareen

Daawo:Kulan Aan Caadi ahayn oo Dhexmaray Laftagareen iyo Xildhibaanada labada aqal

21st November 2023 admin 0

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulan la qaatay Xildhibaanada Labadda Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya gaar ahaan kuwa deegaan Doorashadoodu […]

xamse

Daawo:Xasan SheeKh iyo Xamse oo Lagu eedeeyey Ka Gaabinta Gurmadka Gedo

21st November 2023 admin 0

Beesha Sade ee Minnesota oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Minneapolis ayaa eed kulul u soo jeediyay Dawladda Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamud iyo Ra’iisal Wasaare […]

puntland

Qalalaasaha Doorashada Maamulka Puntland oo xal loo raadinayo

20th November 2023 admin 0

Cuqaasha dhaqanka iyo waxgaradka Bulshada Puntland ayaa wado waan waan ay ku doonayaan inay isku soo hor fariisiyaan, oo laga baaqsado dagaal dhex mari kara […]

khadiijo

Daawo:Wasiir Khadijo oo ka hadashay Sharciyada Caruurta oo La Meelmarin doono Dhawaan

20th November 2023 admin 0

Wasiirka Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka XFS Khadiija Maxamed Diiriye oo ka hadlaysay Munaasabada Maalinta Caruurta Aduunka ayaa sheegtay sanadkan inta uusan dhamaan waxaa la hergelin […]

Xamse

Sawiro:Ra’iisalwasaare Xamse oo lagu soo Dhaweeyey Doolow

20th November 2023 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer uu ugu kuur galayo xaaladda bini’aadanimo ee ka dhalatay roobabka daadadka wata ee […]

xasansheekh

Sawiro:Madaxwayne Xasan oo kulan sagootin ah u sameeyay safiirka Kenya ee Soomaaliya

19th November 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan sagootin ah u sameeyay safiirka Kenya u fadhiya Soomaaliya, Maj Gen (Rtd) Thomas Chepkuto, oo […]

Laftagareen

Kulan aan La Shaacin oo Dhexmaray Laftagareen iyo Xasan sheekh

19th November 2023 admin 0

Shir aan la shaacin ayaa habeen hore wuxu Muqdisho ku dhexmaray Madaxweynaha Dawladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Laftagareen. […]

Posts pagination

« 1 2 3 … 5 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes