Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: November 2023

garoon

Dowlada oo amar dul dhigtay Shirkadaha Diyaaradaha ee Shacabka Waqtiga ka dhumiye

30th November 2023 admin 0

Bayaan ka soo baxay Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (HDRS) ayaa shirkadaha ka shaqeeyo la dul dhigay amar ku saabsan xilliga Rakaabka diyaaradaha lagu soo xareenaya […]

Xasansheekh

Madaxwayne Xasan oo Safar ku Tagay Magaalada Dubai

30th November 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Dubai ee dalka Isutagga Imaaraatka Carabta, halkaas oo ay kaga […]

Dekadamuqdisho

Ruushka oo Soomaliya Soo Gaarsiiyey 25 Kun oo ah Qamardi

30th November 2023 admin 0

Dowladda Soomaliya ayaa maanta kala wareegtay safiirka Dalka Ruushka gargaar Raashin ah kaas oo loogu talo galay Dadka ay saameeyeen fatahaadaha Roobabka iyo Dadka danyarta […]

xasansheekh

Madaxwayne Xasan oo Ka hadlay Buundooyinkii Burburay iyo Qasaarihii ka dhashay Roobabka

29th November 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhaw ka hadlay qasaaraha sii kordhaya ee ka dhashay fatahaadaha ka jira qaar ka mid […]

ugaasmaxamed

Daawo:Ugaas Maxamed oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Garoowe

29th November 2023 admin 0

Ugaas Maxamed Ugaas Axmed oo kamid ah Isimadda dhaqanka ee Beelaha SADE-DAROOD ayaa Magaalada Garoowe ee Caasumada Maamulka Puntland loogu Soo Dhaweeyey.

jimcaale

Munaasabad lagusoo dhoweynayey ku biiritaanka ururka Bariga Afrika oo Muqdisho lagu qabtay

29th November 2023 admin 0

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa ka qayb galay Munaasabad lagusoo dhoweynayey ku biiritaanka Soomaaliya ee ururka Bulshada Bariga Afrika oo lagu qabtay Muqdisho iyo masuuliyiin kala […]

asluub

Taliayaha Ciidanka Asluubta oo Dugsi ka dhagax Dhigay Gaalkacyo

28th November 2023 admin 0

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Genaral Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa maanta dhagax-dhigay Dugsiga tababarka Magaalada Gaalkacyo.

marwobashiir

Daawo:Xildhibaan Marwo Bashiir oo Muqdisho Lagu Soo Dhaweeyey

27th November 2023 admin 0

Xildhibaanada labada aqal dadweyne iyo kooxda barbaarta gaashaaman oo maanta soo dhaweyn heerkeedu sareeyo u sameeyay Xildhibaan Marwo Cabdi Bashiir oo u tartameysay madaxweynaha baarlamaanka […]

xamze

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Kismaayo ka daah furay saddex mashruuc

27th November 2023 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Kismaayo ku daah furay saddex mashruuc oo la xiriira xalka-waara iyo yareynta saboolnimada oo […]

KulaneJiis

Daawo:Xildhibaan Kulane oo Weerar Afka Ku Qaaday Madaxwaynaha iyo Ra’iisalwasaaraha

27th November 2023 admin 0

Xildhibaan Cabdullaahi Aadan Kulane (Kulane Jiis) oo kamid ah xubnaha Golaha Shacabka Soomaaliya, ayaa weerar afka ah ku qaaday madaxweynaha dowladda Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud […]

xasansheekh

Madaxwayne Xasan oo Ergay Kale Magacaabay

26th November 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Magacaabay Ergaygii Lixaad. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Ergayga Gaarka ah ee u qaabilsan Xasillinta iyo […]

guudlaawe

Daawo:Madaxwaynihii Hirshabeelle oo Muqdisho Lagu soo Dhaweeyey

26th November 2023 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta si diiran loogu soo dhoweeyay Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka.

Xamse

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo loogu soo dhaweeyey Magaalada Kismaayo

26th November 2023 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa maanta soo gaaray magaalada Kismaayo, halkaas oo ay si diirran […]

jimcaale

Gudoomiyihii Gobolka Banaadir oo gabar Ku xiran Guriceel Lacag Ugu Deeqay

25th November 2023 admin 0

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho ayaa xaawo Cabdullaahi oo ku xiran Xabsi ku yaala guriceel kadib markii lagu yeeshay lacag dayn ayaa ugu deeqay […]

xasansheekh

Daawo:Hadal Jeedintii Madaxwayne Xasan Ka Jeediyey Furitaanka Baarlamaanka JFS

25th November 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u furay Kalfadhiga 4-aad kulankiisa 1-aad ee labadda Gole Baarlamaan Jamhuuriyadda Federaalka […]

Posts pagination

1 2 … 5 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes