Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: October 2023

xamse

Ra’iisalwasaare Xamse ayaa ka qaybgalay Salaadda Janaasada Marxuum Cali Ugaas

2nd October 2023 admin 0

Ra’iisul Waaaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo ay weheliyaan guddoonka labada aqal ee Baarlamaanka JFS ayaa ka qeyb galay Salaadda Janaasada […]

daauud

Shirka Warfaafimta Dowlada iyo Maamul Goboleedyada Qaarkood oo Muqdisho ka furmay

2nd October 2023 admin 0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Sooomaaliya Daa’uud Aweys Jaamac ayaa Magaalada Muqdisho ka daahfuray wajiga 2-aad ee shirka mideynta farriimaha dowladda iyo kuwa […]

laftagareen

Daawo:Beesha Gare oo Nairobi Laftagareen ugu Samaysay Soo dhawayn

2nd October 2023 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdiga uu Hogaaminayo ee Safarka shaqa ku jooga Magaalada Narobia ayaa Beesha Garre U-Samaysay Munaasabad […]

muqdisho

Daawo:Dhimasho iyo Dhaawac ka dhalatay Hobiyaal Muqdisho Lagu soo Garaacay

1st October 2023 admin 0

khasaaro ayaa ka dhashay tiro hoobiyeyaal ah oo saaka kusoo dhacay xaafado ka tirsan magaalada Muqdisho, kuwaas oo dhaliyay khasaare leh dhimasho iyo dhaawac. Haweeney […]

jimcaale

Gudoomiyihii Gobolka Banaadir oo Safar ku Yimid Dhuusamareeb

1st October 2023 admin 0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen jimcaale (Madaale) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goor dhow gaaray Magaalada Dhuusa Mareeb ee Caasimadda Dowladda […]

Posts pagination

« 1 … 6 7

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes