Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: October 2023

Xasansheelh

Daawo:Madaxwayne Xasan oo Garoonka Muqdisho Kula Kulmay Ciidamo Eritrea Laga Soo Ceshay

16th October 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray Xarunta Ciidamada Cirka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, halkaas oo ay ka socoto dib u soo […]

Qoor

Qoorqoor oo Xilka Ka Qaaday Mid kamida Wasiirada Galmudug

16th October 2023 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa xilka ka qaaday Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Dowladda Galmudug Cabdirisaaq Maxamed Maxamud. Madaxweynaha Dowladda Galmudug […]

xasansheekh

Daawo:Xasan Sheekh oo Daahfuray Shirka Hanaanka Casriga

16th October 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad dhinacyo badan taabaneyso ka jeediyey shirka khibrad & aqoon Is-weydaarsiga Istaraatijiyadeed ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda […]

Dhageyso:Gaas oo Ka digay hadii laqaban waayo doorashada Puntland

16th October 2023 admin 0

Madaxwaynihii Hore ee Puntland Cabdiwali Gaas ayaa ka hadlay qalalaasaha Siyaasadeed ee Ka Jira Puntland. Gaas ayaa sheegay shiddo iyo Shaqaaqe ka dhalata puntland waxaa […]

mahadallah

Guddomiayah Jaamacada Ummada inta aan Xilka Laga Qaadin ayuu ka shifay boobka lagu Hayo dhulka Jaamacada

15th October 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta xilkii ka qaaday Raktarkii Jamacadda Ummadda Dr Xasan Cumar Mahadallah isagoo magacaabay Sii-hayaha Raktarka Jamacadda […]

xamse

Daawo:Ra’iisalwasaare Xamse oo Sheegay inay Soomaaliya Aduunka ka Maqan tahay 30 Sano

15th October 2023 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in soddonkii sano ee ay Soomaaliya ku jirtay colaadaha iyo dowlad burburka ay […]

xasansheekh

Daawo:Xasan Sheekh oo hal arrin ku amaanay siyaasiyiinta Soomaaliyeed, halna ka codsaday

15th October 2023 admin 0

Maxaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlaayey qaraxii Soobe ayaa si gaar ah ula hadlay siyaasiyiinta Soomaaliyeed, isagoo qaar u mahadceliyey, qaarna ka codsaday […]

ugaas

Daawo:Dhismo Cusub oo lagu soo kordhiyey Jaamacada Ummada faraca GaLmudug oo Xariga laga Jaray

14th October 2023 admin 0

Xaflad xaria looga jarayey dhise Fasalo cusub oo bulshada deegaanku ay si isku-tashi iyo Isxilqaan ah ay ugu kordhiyeen Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Faraca Galmudug ee […]

yuusufdabageed

Sawiro:Yusuf Dabageed oo Beledwayne Kula Kulmay Wafti kasocda UN iyo Hay’ada Masiibooyinka

14th October 2023 admin 0

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta gaaray magaalada Baladweyne, waxaana socdaalkaan ku wehliyey, ku […]

wasiir

Ra’iisul wasaare ku xigeenka oo Ka Qayb galay Kulan Lagu taageerayo Qoondada Haweenka

14th October 2023 admin 0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda JFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa sheegay in Xukuumadda Soomaaliya ay ka go’an tahay xaqiijinta doorka haweenka Soomaaliyeed ay ku leeyihiin […]

Qaraxsoobe

Daawo:Kulan lagu Xasuusanayo dadkii ku Shahiiday Soobe oo Muqdisho ka dhacay

14th October 2023 admin 0

:-uddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo ay wehliyaan Kuxigeenada G/Banaadir iyo Xoghayaha Guud ayaa kumanaan shacab ah kala […]

xasansheekh

Daawo:Deni oo Eedayn Ujeediyey Dowlada Somaaliya

14th October 2023 admin 0

Madaxweyne Deni ayaa nasiib daro iku tilmaamay in Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya aysan boggaadin Doorashoooyinkii hal qof iyo hal cod ee ka dhacay Puntland, […]

Xasansheekh

Daawo:Madaxwayne Xasan Sheekh oo Masaajidka Gudihiisa Fariin Kasoo Diray

13th October 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo salaadda Jimcaha kula Oogay qaar ka mid ah masuuliyiinta dowladda Masaajidka Shuhadada ee Madaxtooyada Qaranka ayaa ka […]

Firdhiye

Madaxwayne Xasan iyo Xamse oo kulan Laqaatay Waftiga SSC

13th October 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ku qaabilay Madaxtooyada Qaranka hoggaamiyaha […]

guudlaawe

Madaxweynaha Hirshabeelle oo Ka hadlay Guulo Ciidamada Xooga iyo Kuwa Deegaanku Gaareen

12th October 2023 admin 0

Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Shir-guddoomiyay Kulanka toddobaad-laha ee Golaha Wasiirada. Shirka Golaha Wasiirada ayaa maanta looga hadlay Arrimaha amniga, Howlgalada lagu […]

Posts pagination

« 1 … 3 4 5 … 7 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes