Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: October 2023

Boliis

Boliiska Soomaaliya oo Shaaciyey Qasaarihii Ka dhashay Qaraxii ka dhacay Ceelasha Biyaha

21st October 2023 admin 0

Taliska ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo faah faahin ka bixiyay qarax saakay ka dhacay deegaanka Ceelasha Biyaha ayaa sheegay in ciidamadda ammaanku ay ka fashiliyeen dhagar […]

baladwayne

Daawo:Roobab Xoogan Oo Barakac ka Gaystay Magaalada Baladwayne

21st October 2023 admin 0

Boqolaal Qoys oo 24 kii saac ee ugu Dambeeyay iskaga Barakacay Baladweyne kadib Daadad xalay kusoo rogmaday Magaaladaas oo iyo Nawaaxigeeda.

luuq

Daawo:Roob Xoogan oo ka da’ay Degmada Luuq ee Gobalka Gedo oo Qasaaro Gaystay

21st October 2023 admin 0

Roob Xoogan oo saacado socday ayaa ka da’ay Degmada Luuq ee Gobalka Gedo, kuwaas oo Gaytsay qasaaro iyo barakicin soo gaaray Bulshada Luuq iyo barakacayaal […]

xasansheekh

Xasan Sheekh oo dib ugu laabtay Dhuusamareeb iyo Ujeedka Safiirkiisa

20th October 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta dib ugu laabtay magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Dowlad-goboleedka Galmudug, halkaas oo uu ka sii ambaqaadayo dhammeystirka wajiga […]

waraabe

Faysal Cali Waraabe oo ka hadlay Aqoonsiga Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee SSC

20th October 2023 admin 0

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee Soomaaliland Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay Aqoonsiga Dowlada Soomaaliya ay Aqoonsatay Dowlad goboleedka Cusub ee SSC.

muqdisho

Daawo:Banaanbax Lagu Taageerayo Shacabka Falistiin ayaa Lagu qabtay Muqdisho

20th October 2023 admin 0

Banaanbax ballaaran oo lagu taageerayo walaalaha Reer Falastiin loogana soo horjeedo Duqeymaha diyaaradaha Isreal ka wadaan magaalada Gaza ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho ee […]

Farmaajo

Farmaajo oo Barlamaanka Soomaliya Uga Digay inuu Dalka Burburo

20th October 2023 admin 0

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa digniin u diray baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo la filayo in loo gudbiyo heshiiskii ay horey u wada […]

xasansheekh

Daawo:MW Xasan oo ka dagay degmada Xudur ayaa ka hadlay arrimo xasaasi

19th October 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayaan Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur iyo Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Koonfur-galbeed […]

firdhiye

Daawo:Dowlada Soomaaliya oo Aqoonsatay Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee SSC

19th October 2023 admin 0

Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ku dhowaaqday inay si rasmi ah u aqoontay Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee SSC oo Xaruntiisa tahay magaalada Laascaanood ee […]

Aadanmadoobe

Sawiro:Guddoomiye Aadan Madoobe oo gaaray magaaladda Xudur ee Xarunta gobolka Bakool

19th October 2023 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), iyo wafdi wasiiro iyo xildhibaano uu hoggaaminaayo ayaa goor dhow soo gaaray […]

laftagareen

Daawo:Laftagareen oo Madaxwayne Xasan Sheekh kusoo Dhaweeyey Baydhabo

18th October 2023 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Garoonka Diyaaradaha Dr Shaati-Gaduud Airport ee Magaalada Baydhabo kuso dhoweyey Wafdi uu Hogaaminayey Madaxweynaha Jamhuuriyada […]

xasansheekh

Sawiro:Wasiir Gashaandhiga Kenya oo La kulmay Madaxwayne Xasan Sheekh iyo Xamse

18th October 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Xasan Sheekh Maxamuud oo  Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Wasiirka Gaashaandhigga dalka Kenya mudane Aadan Barre Ducaale ayaa kala hadlay xoojinta […]

tarsan

Daawo:Kulan Dhexmaray Safiir Tarsan iyo qaar kamida Culumada Soomaaliya

18th October 2023 admin 0

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya Maxamud Nuur Tarsan ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah Culimada Soomaaliyeed oo maal-mahan ku sugnaa magaalada Nairobi.

jimcaale

Sawiro:Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Muqdisho ka dhagax dhigay wado laami ah 

17th October 2023 admin 0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane, Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo ay wehliyaan Guddoomiye Kuxigeenka howlaha guud iyo Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda […]

Aadanmadoobe

Sawiro:Gudoomiye Aadan Madobe oo maanta dalka dib ugu soo laabtay

17th October 2023 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib safar shaqo oo […]

Posts pagination

« 1 2 3 4 … 7 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes