Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: October 2023

saacid

Daawo:Ra’iisulwasaarihii hore Saacid Faarax Shirdoon oo lagu soo dhaweeyey dalka Australia

25th October 2023 admin 0

Ra’iisulwasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa lagu soo dhaweeyey dalka Australia kadib markii uu Casumaad ka helay Jaaliyaada Soomaaliyeed ee gobolka Queensland.

laftagareen

Daawo:Kulan Baydhabo ku Dhexmaray Safiirka Itoobiya iyo Madaxwaynaha Koonfurgalbeed

25th October 2023 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Safiirka Dowladda Federaalka Itoobiya ufadhiya Soomaaliya Mudane Mukhtar Mohamed Waare Madaxweynaha […]

deni

Daawo:Deni oo eedeyn U jeediyey Madaxwayne Xasan Sheekh

25th October 2023 admin 0

Madaxweynaha ayaa khudbadiisa Dastuuriga ah uga hadlay Waxqabadka Dowladda ee Amniga, Horumarka, Guulaha laga gaaray Dimuqraadiyadda, qorshaha dhameystirka Doorashooyinka Puntland, Guulaha laga gaaray Gobolka Sool, […]

Xasansheekh

Daawo:Ujeedka Safarka Madaxwayne Xasan ku Tagay Belgium

25th October 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Brussels ee dalka Belgium, halkaas oo uu kaga qaybgali doono shirka Midowga Yurub […]

asluub

Daawo:Taliye Shub oo Lagu Soo Dhaweeyey Magaalada Gaalkacyo

24th October 2023 admin 0

Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Generaal Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Gaalkacyo, isagoona sheegay in dhawaan Gaalkacyo laga bilaabayo tababarida ciidamo ka mid […]

qoorqoor

Qoorqoor oo Shirweynaha 5-aad ee Caafimaadka Soomaaliya ka Furay Dhuusamareeb

24th October 2023 admin 0

Shirweynaha 5-aad ee wasaaradda caafimaadka dowladda federaalka Soomaaliya iyo wasaaradaha caafimaadka ee dowlad goboleedyada dalka ayaa maanta ka furmay magaalada Dhuusamareeb, waxaana furay Madaxweynaha dowlad […]

ciidan

Daawo:Askari ka tirsan Xoogga Dalka oo Bom-gacmeed ku weeraray Hooyo Maqaayad Lay ah

23rd October 2023 admin 0

Askari ka tirsan Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa Bom-gacmeed ku weeraray Hooyo Maqaayad ku leh isgoyska Tarabuunka ee Magaalada Muqdisho. Bom gacmeedkii uu askari ku tuuray […]

fiqi

Fiqi oo Muqdisho Ka Furay Shir u dhaxeeya Ururada Rayidka ah iyo Hey’adaha Dowladda

23rd October 2023 admin 0

Waxaa maanta Magaalada Muqdisho lagu qabtay Madasha Qaran ee Ururada Bulshada Rayidka ah iyo Hey’adaha Dowladda ee 2023, taas oo ay soo agaasintay Wasaaradda Arrimaha […]

khadiijo

Sawiro:Wasiir Khadiija oo la guddoonsiyey Abaalmarinta ugu sarreysa Jabuuti

23rd October 2023 admin 0

Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Marwo Khadiija Maxamed Diiriye ayaa maanta la guddoonsiiyey abaalmarinta ugu sarreysa dalka Jabuuti. Munaasabad ka dhacday […]

Deeqa

Daawo:Hay’ada Samafalka ee Siyaad Barre Foundation ayaa lagu daah furay Columbus Ohio

23rd October 2023 admin 0

Magaalada Columbus Ohio ee dalka Maraykanka ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad lagu daahfuraayo Hay’ad samafal oo la yiraahdo Siyaad Barre Foundation Taas oo ka shaqeynaysa […]

boqorka

Daawo:Boqor Burhaan oo Garoowe uyimid xallinta khilaafka Doorashadda Puntland

22nd October 2023 admin 0

Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa Magaalada Garoowe u yimid xallinta khilaafka Doorashadda Puntland iyo Shirka Isimada dhaqanka ee dhawaan ka furmaya Garoowe.

laftagareen

Madaxweynaha Koonfur galbeed oo Guddoomiyey Shir Golaha Wasiirada maamulkaas

22nd October 2023 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Gudoomiyey Ban-baxa Shirka Golaha Wasiirada oo looga hadlay qorshaha Qaran ee dabar-goynta argagixisada iyo xoreynta […]

Astaan

Dowlada oo Baaq U dirtay Beelo Abgaal ah oo Ku dagaalamaya Deegaano Hoostaga Cadale

22nd October 2023 admin 0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS ayaa baaq nabadeed ka soo saartay colaadaha kaasoo cusboonaaday deegaannada hoostaga degmada Cadale ee gobolka Shabeellada […]

Khaatumo

Daawo:Xaflad Laguu Tageerayo Maamulka SSC oo lagu qabtay Nairobi

22nd October 2023 admin 0

Xaflad lagu taageerayey maamulka SSC Khaatumo ee dhawaan ay aqoon satay dowlada Soomaaliya oo lagu qabtay magaalada Nairobi.

mahadallah

Daawo:Gudoomiyihii hore ee Jaamacadda Umadda “Sanka ayaan taagi doonaa Hoos ma fiirin doono”

21st October 2023 admin 0

Gudoomiyihii hore ee Jaamacadda Umadda SoomaaliyaXasan Cumar Mahadalle oo dhawaan Xilka laga qaaday kadib markii uu shaaciyey Boob lagu hayo Dhulka Jaamacada ummada iyo dad […]

Posts pagination

« 1 2 3 … 7 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes