Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: October 2023

xamse

Daawo:Xamsa oo furay shir looga hadlayo doorka ay Culimadu ku leeyihiin Dagaalka Shabaab

31st October 2023 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre oo maanta furay shir looga hadlayo Doorka Culimadu ay ku leeyihiin taaba-gelinta nabadda iyo dib-u-heshisiinta, […]

roob

Roobab ka Da’ay Garbahaaray oo gaystay Khasaaro Dhimasho iyo Burbur hantiyadeed

30th October 2023 admin 0

Roob Xoog badan oo ka da’ay Magaalada Garbahaarey ee gobolka Gedo ayaa waxay gaysteen Khasaaro isugu jira dhimasho iyo burbur hantiyadeed. Inta la xaqiijiyey Labo […]

khadiijo

Daawo:Wasiir Khadiijo oo Tiro koob ku samaynaysa Caruurta aan Aabaha Lahayn

30th October 2023 admin 0

Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha XJFS Mudan Khadiija Maxamed Diiriye ayaa sheegtay inay ka shaqeynayso sidii loo tiro koobi lahaa caruurta aan aabaha […]

deni

Daawo:Madaxwayne Deni “Ninkii maanta diida in sharciga la isku xukumo yuu berri ku xukumayaa”

29th October 2023 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka qeybgalay munaasabadda uu xilka Kula wareegay Taliyaha cusub ee Ciidanka Daraawiishta S/Guuto Aadan Cabdi Xaashi oo […]

turkey

Daawo:Ra’iisul Wasaare Xamse oo ugu hambalyeeyey shacabka iyo dowladda Turkiga

29th October 2023 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa ka qaybgalay Sannadguurada 100-aad ee ka soo wareegtay aas-aaska Jahmuuriyadda aan walaalaha nahay ee Turkiga. […]

Aadanmadoobe

Aadan Madoobe oo Musuq Maasuqay Kursigii Marwo Bashiir ayaa dalka kusoo Laabtay

29th October 2023 admin 1

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib safar shaqo uu […]

cali jeyte

Cali Jeyte Ma Loo Waayey Waxaan ka ahayn Ergayga Macawislayda?

29th October 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Mudane Cali Jeyte Cismaan u magacaabey Inuu noqdo U Qeybsanaha Xafiiska Madaxweyne ee Arrimaha Ciidanka Difaaca […]

mahadsalaad

Daawo:Mahad Salaad oo Lagu eedeeyey inuu Xirtay Wiil Madaxa Looga Jiro

28th October 2023 admin 0

Qoys danyar ah ayaa sheegay in NISA uu uxiranyahay Wiilkooda Jabriil Cali aadan oo dhimirka la.

laftagareen

Madaxweyne lafta-gareen iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Diinsoor

28th October 2023 admin 0

Madaxweynaha Dowlad gobolleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo ay wehelinayaan Wasiirka Difaaca Dalka, Wasiirka Qorshaynta iyo Mas’uuliyiin kale ayaa gaaray Degmada Diinsoor […]

xasansheekh

Sawiro:Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

27th October 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa dalka Turkiga Mudane Rajab Dayib Ordogaan oo kulan gaar ah ku yeeshay magaalad Istanbuul ayaa […]

marwobashiir

Xildhibaan Marwo bashiir oo Guuldaraysatay kadib markii Madaxii Dowlada Dhabar jabiyeen

27th October 2023 admin 0

Marwo bashiir oo ahayd xildhibaanadii Soomaaliyeed ee u tartamaysay madaxweynaha Baarlamaanka Adduunka ayaa ku guuldareystay booskaas, kadib doorasho ka dhacday waddanka Angola oo ay kula […]

Aadanmadoobe

Dhageyso:Xildhibaan Marwo Bashiir oo Ka Hadashay Ficilkii Xumaa ee Aden Madoobe

26th October 2023 admin 0

Waa ayaan-darro wayn iyo wax laga xumaado in Xildhibaan Marwa Abdibashiir Xaaji oo u tartamaysa hoggaanka sare ee Baarlamaanka Adduunka uu Gudoomiye Aadan Madoobe uga […]

xasansheekh

Madaxwayne Xasan oo Dood Cilmiyeed Caalami ah ugu qayb galay dalka Belgium

26th October 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan magaalada Brussels ee dalka Belgium uuna kaga qaybgalay shirka Midowga Yurub iyo dalalka soo […]

abiyahmed

Abiye Axmed oo Mar kale soo hadal qaaday damaca uu dalkiisa ku doonayo in uu bad helo

26th October 2023 admin 0

Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in aanu dalna ku duuli doonin, isaga oo ka hadlayay hadal uu ujeedkiisu ahaa in lagu damiyo walaaca […]

xamze

Daawo:Golaha wasiirrada Soomaaliya oo mushaarkooda ku Deeqay

26th October 2023 admin 0

Kulanka shirka golaha wasiirrada ee XJFS ayaa mushaarkooda waxay ku taageeray dagaalka lagu ciribtirayo Khawaarijta Al shabaab ee ka socda qabyo ka mid ah goboladda […]

Posts pagination

1 2 … 7 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes