Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: September 2023

xamse

Sawiro:Xamse oo Kulan la Qaatay Dhigiisa Dalka Qadar

5th September 2023 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Qatar, ayaa maanta kulan muhiim ah la qaatay […]

caliciid

Daawo:Mooshin uu Soo Abaabulay Cali Ciid oo Fashilmay

5th September 2023 admin 0

Mooshin uu doo abaabulay Madaxwayne kuxigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid oo lagu carqaladeynayey amniga iyo Maamulka Degmada Caabudwaaq ayaa fashilmay kadib markii ay ka horyimadeen […]

xasansheekh

Daawo:Kulankii Xasan Sheekh iyo Xawaadle oo Fashilmay

4th September 2023 admin 0

Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo Safar ku Tagay Magaalada Maxaas ee Gobolka Hiiraan ayaa kulan la waatay Waxgaradka Hiiraan. kulankii dhexmaray Madaxwayne Xasan iyo waxgaradka […]

Khaatumo

Munaasabad Lagu Taageerayo Maamulka cusub ee Khaatumo ayaa lagu qabtay Dalka Uganda

4th September 2023 admin 0

Jaaliyada Soomaaliyeed ee khaatumo ee dalka uganda ayaa soo dhawaysay maamulka cusub iyo guusha SSC gaartay.

wasiir

Daawo:Wasiir Gaashaandhiga Ciidamadu Yeysan Dhageysan dacaayada Shabaab

4th September 2023 admin 0

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur  oo Ciidamada Furimaha kula hadlaayey ayaa ciidamada kula dardarmay inaysan dhag jalaq usiin wax walba oo xun oo kasoo yeeraya Khawaarijta, […]

Xamze

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo u Ambabaxay Dalka Qatar

4th September 2023 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo wafdi ballaaran oo hoggaaminayo ayaa booqasho rasmi ah maanta ugu ambabaxay magaalada Dooxa ee dalka Qatar. Ra’iisul Wasaare […]

Ugaas

Kulan Looga Hadlaayo la Xisaabtanka Qoorqoor iyo Amniga oo ka dhacay Caabudwaaq

4th September 2023 admin 0

Guriga dhaqanka Ugaas Mohamed Ugaas Ahmed ayaa waxaa xalay ka Furmay -Shirka Watashiga bulshada, Xoojinya amniga Beesha Sade iyo La Xisaabtanka Maamulka Galamudug kaas oo […]

laftagareen

Daawo:Laftagareen oo Xaraga ka jaray Hoolka Shirarka Wasaaradda Gargaarka koonfurgalbed

3rd September 2023 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xaraga ka jaray Hoolka Shirarka Wasaaradda Gargaarka oo qaab Casri ah loo dhisay Munaasabada Xarig […]

xasansheekh

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Diyaarad Ku Tagey Degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan

3rd September 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan oo ka mid ah deegaanada udub dhexaadka u ah halganka […]

daauud

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo Ka hadlay Ujeedka Tartanka hirgali hibadaada

2nd September 2023 admin 0

Wasiirka Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Daa’uud Aweys Jaamac ayaa faah faahiyey ujeedka loo qabanayo tartanka hirgali hibadaada oo maanta ka furmay Muqdisho.

aqalka sare

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo Muqdisho ka daah furay Tartan Suugaaneed

2nd September 2023 admin 0

Guddoomiyaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa maanta daahfuray tartanka Hirgeli Hibadaada oo ah tartan Suugaaneed Abwaaniinta Soomaaliyeed kaga qayb qaadanayaan dagaalka lagula jiro […]

maxamed abiib

Daawo:Xildhibaan Maxamed Abiib oo Muuse Biixi ugu Baaqay inuu Iscasilo Madaama uu fashilmay

2nd September 2023 admin 0

Xildhibaan Maxamed Abiib oo kamida Golaha Wakiilada Soomaliland oo ka hadlaayey dhibaatada ka jirta Somaliland iyo dagaalkii Goojacade ayaa Madaxwaynaha Somaliland ugu baaqay inuu iscasilo.

cali jeyte

Madaxwayne Cali Jeyte oo Sheegay In Deeqihii Caalamiga ahaa Hiiraanland Laga Musuqmasuqay

2nd September 2023 admin 0

Madaxwaynaha Hiiraanland Cali Jeyte Cismaan oo isagoo ku sugan Magaalada Maxaas warbaahinta kula hadlay ayaa ka warbixiyey sida loo musuqmaasuqay deeqihii caalmiga ahaa ee Gobolka […]

maareeyegedotimes

Xildhibaan Maareeye”Haddii Dagaalka Laga qayb qaadan Sidii Afganistaan Baa Shabaab na qabsanayaa

1st September 2023 admin 0

Xildhibaan Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay inay nagu waajib tahay in Madaxweynaha aan ku garab istaagno la dagaallanka Khawaarijta, dagaalka maanta uu ku jiro […]

jubbaland

Daawo:Axmed Madoobe oo Wasiirkii Hore ee Beeraha Jubbaland Kismaayo ka masaafuriyey

1st September 2023 admin 0

Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa wasiirkii hore ee Beeraha Jubbaland Axmed Sheekh Muxuyadiin kasoo masaafuriyey Magaalada Kismaayo isagoo Jiibaysan kasoo dajiyey Magaalada Muqdisho.

Posts pagination

« 1 … 5 6 7 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes